1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Noqotay Dalka 7aad Ee Ugu Barakacayaasha Badan Dunida Soomaaliya waa dalka 7aad ee ugu barakacayaasha badan dunida, waxaana la sheegayaa inay gudaha dalka ku barakaceen dad lagu qiyaasay 1.1 million. Si dadkaas baahidooda loo daboolo, waxaa ay wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan. Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Sheegay In Farmaajo Aanu Awood u Laheyn Inuu Galo Iskaashi Goboleed Siyaasadeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey xiriirka dalalka geeska Afrika ayaa sheegay in isaga iyo Abiy Axmed ay ka wada hadleen sidii ay labada dal u yeelan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalladan ayaa ah kuwo ay ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Eriteriya Iyo Gobolka Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eriteriya. Madaxweynaha ayaa sheegay in cunaqabateynta hubka ee saarneyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay ku Noqoshada Miisaaniyadda 2018 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018. Ku noqoshada miisaaniyadda 2018 waxaa si wadajir ah usoo diyaariyay wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaliil “Jubbaland Ma Ahan Maamul La Wada Leeyahay” Maxamed Cabdi Kaliil, wasiiru dowlihii hore ee amniga maamulka Jubbaland ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog Nerws, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan xil ka qaadis uu shalay ku sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Maanta Cod-gelinaya Cunaqabateynta Saaran Eritrea Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta lagu wadaa inuu cod u qaado cunaqabateynta saaran dalka Eritrea, arrintan oo timid kadib markii xiriirkooda caadi ku soo noqday dalka Itoobiya ayna…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Cudurka Macaanka Oo Dunida Laga Xusayo Waxaa maanta dunida laga xusayaa maalinta cudurka Macaanka, maanta oo kale waxaa dadka laga wacyigeliyaa khatarta cudurka macaanka iyo sida looga hortago. Waa maxay cudurka macaanka (diabetes)? Cudurka macaanka ama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Cod u qaadayo ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda 2018 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018, taas oo ay wasaaradda maaliyadda u soo gudbisay xubnaha Golaha Shacabka. Ajandaha…