1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo 25 Milyan oo Pound Siisay Sanduuqa Horumarinta Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta la kulmay wafdi ay hoggaamineyso Harriett Baldwin oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska iyo Wasiiru-dawlaha Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika. Kulanka oo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Oo Warqadaha Danjiranimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Faransiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee France ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Cabasho u Gudbiyey Beesha Caalamka Madaxda maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday beesha caalamka, waxaana kulankaasi looga hadlay arrimaha la xiriira khilaafka dowlad goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Daqare “Hirshabelle Uma Baahna Khilaaf Dambe” (Dhageyso) Aqoonyahan C/raxmaan Daqare oo wax badan kala socda siyaasadda guud ee dalka, islamarkaana ku taqsusay maamulka iyo maareynta hay’adaha dowliga ah ayaa ka hadlay khilaafka kasoo cusboonaaday Hirshabelle. Daqare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Ololaha Doorasho Ee Waqtigiisa Kasoo Hormaray Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay ololaha doorasho ee xilligaan waqtigiisa kasoo hormaray, kaasi oo si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah shacabkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ololaha Doorashooyinka Puntland Oo Saameeyey Muruq-maalka Garoowe Muruq-maalka ka shaqeeya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in shaqooyinkoodii ay qaban jireen ay saameyn ku yeelatay ololaha doorashooyinka ka soconaya magaaladaasi. Waxa ay sheegeen in mas’uuliyiinta badankood…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasiyiin Ku Taliyey In Xilka Laga Qaado Madaxweyne Waare Siyaasiyiin kasoo jeedda deegaannada Hirshabelle ayaa ka hadlay khilaafka soo noq noqday ee maamulkaasi. Waxa ay sheegeen in xalka ugu dhow ee khilaafyada kusoo noqnoqday Hirshabelle ay tahay iyadoo meesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo La Kulmay Xildhibaanno Hirshabelle Ah Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay waxa uu magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe kula kulmay xildhibaanno ka mid ah maamulkiisa. Waxa uu kala hadlay arrimo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo Mamnuucay in Dekadda Muqdisho Laga Soo Dejiyo Mooto Bajaaj Wareegto uu soo saaray Guddoomiyaha mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa lagu mamnuucay in dekadda Muqdisho laga soo dejiyo mooto Bajaaj cusub. Guddoomiye Yariisow ayaa sidoo kale Mamnuuucay in waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobow “Al-shabaab Waan Ka Tirtiraa K/galbeed” Musharrax madaxweyne K/galbeed, Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maanta la kulmay xildhibaannada K/galbeed iyo sidoo kale waxgaradka maamulkaasi ayaa ka hadlay arrimo badan. Inkastoo uusan soo hadal qaadin go’aankii wasaaradda…