1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kofi Annan Oo Geeriyooday Waxaa la sheegay in uu geeriyooday daqiiqadihii la soo dhafay xoghayihii qaramada Midoobay Kofi Annan . Annan ayaa ahaa 80 sano jir waxaa uuna noqday xoghayaha todobaad ee qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salva Kiir Iyo Isaias Afwerki Oo Ka Wada Hadlaya Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa lagu wadaa in maanta uu booqasho rasmi ah ku tago Asmara isaga oo halkaasi kula kulmi-doona dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Booqashada ayaa ujeedkeeda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne: Canshuuraha La Qaado Adeegyada Aas-aasiga Ah Ku Qabannaa Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in canshuuraha ay ka qaadaan magaaladaasi ay dib ugu celiyaan bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Qallaafow ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Iyo Saraakiil Maraykanka Ah Oo Ka Shiray Arrimo Ku Saabsan Ammaanka Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo saraakiil Maraykan ah ayaa kulan ku yeeshay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana kulankaan uu ahaa mid looga hadlayey arrimo ku aadan ammaanka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Ku Qulqulaya Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa aad waxaa looga dareemayaa diyaar garow xooggan oo loogu jiro doorashada madaxweyne ee maamulka K/galbeed. Todobaadkii tagay, xildhibaannada K/galbeed ayaa go’aamiyey watqiga kama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carwada Buugaagta Mogadishu Book Fair Oo Guuleysatay Sanadkii 4aad Carwada Buugaagta ee Mogadishu Book Fair waxaa ayey maanta u tahay maalintii 3aad uguna dambeysay, waxaana ilaa saaka socday doodo ay dhalinyrada lahaayeen. Waxyaabaha maanta laga hadlay waxaa jiray buugaagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sababaha Uu Farmaajo U Booqanayo Turkiga Berri Madaxweynaah Jumhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Maalinta berri ah ku wajahan dalka Turkiga kadib markii uu Casuumaad ka helay dhiggiisa Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweyne Farmaajo ayaa Turkiga u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay In Ay Tirokoob Ku Sameyn Doono Ajaanibta Dalka Joogta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada ay ka samaynayaan gudaha dalka iyada oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Liiska Kala Sarreynta 10 Magaalo Ee Ugu Wanaagsan Adduunka 2018 Survey ay sameeyeen qeybta Intelligence ee raacsan Economist Group ayaa lagu ogaaday “In Vienna ay tahay magaalada ugu wanaagsan ee lagu noolaankaro adduunka”, waxeyna sidaa kaalinta ugala baxday magaalada Melbourne oo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 300 Oo Jaraa’id Mareykan Ah Oo U Midoobay Ol’ole Ka Dhan ah Madaxweyne Trump In ka badan 300 oo jaraa’id oo ka shaqeeya gudaha dalka Mareykanka ayaa isku ballansaday in Khamiista August 16, 2018 ee maanta ay faafiyaan qoraallo ay ku difacayaan xoriyadda saxaafadda…