1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan Oo Ku Siijeeda Zambia Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka dhoofay Jamhuuriyadda Koofur Afrika isaga oo ku wajahan dalka Zambia oo ah Safarkiis labaad ee Qaaradda Afrika. Diyaaradda gaarka ah ee Madaxweyne Erdogan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidamo Hoygiisa Kala Baxay Wariye Ka Tirsan Radio Wanlaweyn Askar la sheegay in loo maleynayo iney ka tirsan yihiin ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay hoygiisa xilli dambe oo xalay ah kala baxeen wariye Ismaaciil Yuusuf oo ka howlgalayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eriteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho rasmi ah oo qaadaneysa muddo 3 maalmood…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Farmaajo Oo Booqanaya Dal Soomaaliya Cadow Ku Ahaa 15 Sano Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa ay booqasho rasmi ah oo 3 maalin ah uga bilaabaneysaa dalka Eritrea, waa dal cadow ahaa sanadihii dambe. Dalalka Eritrea iyo Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Safar Ku Tagaya Magaalada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safar ku aadi doona magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, sidoo kalena ah xarunta dowlad goboleedka Puntland. Waxaa Garoowe guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Asmara, Eretria Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu booqasho ku tagi doonaa magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eretria. Booqashada madaxweynaha oo ah mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Isxilqaanka Oo Laga Hirgeliyay Muqdisho Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daa-furay barnaamijka “Barnaamijka isxilqaanka” oo kumannaan mutadawiciin ah oo la magac baxay ” xoogagga waddaniyiinta” hormuud ka yihiin, waxaana laga hirgeliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska 14 Oktobar Oo La Wareegay Amniga Muqdisho Kulanka Khamiista ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah waxyaabaha la isku raacay waxaa ka mid ahaa in amniga caasimadda Muqdisho lagu wareejiyo ciidamada booliiska 14-ka Oktobar Goloha wasiirrada ayaa faray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Saddex Safiir Oo Maanta La Magacaabey Kulanka golaha wasiirrada ee maanta ayaa waxaa lagu magacaabey 3 saffiir oo Soomaaliya u matali-doona dalalka dibadda. Safiirrada La Magacaabey ayaa kala ah: 1. Maxamed Nuur Tarsan 2. Cabdullahi Maxamed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sababaha Kalabbar Wasiirrada Ra’isul wasaare Kheyre Ay Shaqada Uga Tageen Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre tan iyo markii xukuumadda uu soo magacaabey 21-kii March sanadkii hore, waxaa wasiirradiisa sababo kala duwan uga tagay kalabbar, sidaas ay tahay wasiirrada kuma…