2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dhallinyaro Dabaasha Loo Tobabaro Xilliyada Galabtii koox dhallinyaro ah ayaa lagu baraa xeebta tobabar ku saabsan Dabaasha taasi oo ah waxyaabaha ugu adage ee la barto, halka dad badan ay ka aaminsanyihiin in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ku Baaqaya In La Joojiyo Dagaalka Tuka-raq Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Madaxweynaha waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Maamulka Oo Lagu Wareejiyey Lacag Gurmad Ah Wafdi uu hoggaaminayo Maxamed Maxamuud Aadan oo ah guddoomiyaha gobolka Gedo oo gaaray Magaalada Baardheere ayaa waxay ku wareejiyeen guddiga Fatahaadaha Baardheere deew lacageed oo ka timid Dowladda Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burco: Dibad-baxyo Ka Dhan Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Dagaalka Tukaraq Magaalada Burco waxaa hadda ka socda mudaaharaadyo looga soo horjeedo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo dagaalka ka socda Sool . Sida uu kusoo warramayo weriyaha Goobjoog News ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirweynaha qaran ee dib u eegista dastuurka. Shirkaan oo socday Saddex maalin ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Dowladda Soomaaliya Ku Eedeeyay Weerarka Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo Puntland. Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dalwadda federaalka…