1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Cusub Ee MyanMar Oo Cafis U Fidiyey Kumanaan Maxaabiis Ah Wareegto uu soo saaray madaxweynaha cusub ee Myanmar Win Myint ayaa lagu cafiyey in ka badan 8,500 oo maxaabiis ahaa, waxaana ku jira maxaabiistaan cafiska loo fidiyey 36 siyaasiyiin ah.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Warbixin Ku Saabsan Howlihii Ay Imaaraadka Ka Wadeen Soomaaliya Muddo todobaad gudahiisa ah, waxaa isbadallo degdeg ah ay ka dhaceen xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka, go’aanno rasmi ah, qoraallo isburinaya, hadallo kicin ah iyo qaar dejin ah intaba waan aragney,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Cadaado Oo Saameeyey Ganacsatada Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka da’ay roob saameyn ku yeeshay ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi, gaar ahaan hareeraha laamiga. Magaaladan oo aan lahayn meelo ay biyaha Maraan ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Dalbaday In Biyaha Laga Saaro Waddooyinka Muqdisho Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Banaadir iney biyaha ka saaraan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada, sidoo kalena la dhiso kuwa roobka uu burburiyo. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa waay howlgallo ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan waddooyin isku xira B/weyne, Maxaas iyo Matabaan. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Gaadiid Ku Wareejisay DFS Dowladda Qatar ayaa maanta oo Talaado ah waxay 30 gaari ku wareejisay mamaulka gobolka Banaadir, waana gaadiid Basaska, kuwaasi oo dhowr maalin ka hor laga soo dejiyey magaalada Muqdisho Gaadiidkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay Iney Ku Howlan Yihiin Maareynta Fatahaadda Wabiga Shabelle Wasiirka beeraha ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa sheegay iney ku howlan yihiin siyaasad lagu maareynayo mashaqooyinka ka yimaada fatahaadda Wabiga Shabeelle. Wasiir Muudeey ayaa sheegay in siyaasaddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Imaaraadka Oo Kullamo Ku Yeeshay Sacuudiga Sida ay qoreyso SONNA waxaa shir doceed dhinac socday kullamada Jaamacadda carabta ee dalka Sacuudiga yeeshay diblomaasiyiin ka socday Soomaaliya, Imaaraadka iyo Jaamacadda Carabta iyaga oo isla falanqeeyeen sidii loo dhammeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Waa Sidee Mowqifka Ruushka Ee Duqeynta Mareyaknka Sida ay qortay The Washington Post, dalka Ruushka waxaa uu duqeynta Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska uga jawaabay erayo kulul balse wax rasaas ah ma ridin. Ruushka waxaa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Nin 18 Sano Quudinayey Boqolaal Shimbiro Ah Cabdulqaadir Cali Ismaaciil waxaa uu quudinayey muddo 18 sano ku dhow Shimbiro, waxaa uuna todobaadkii siiyaa Shimbirahaan 50 Kiilo oo haruur ah, halka bishii ay noqoneyso ku dhowaad 200 Kiilo.…