1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo La Diley Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan bistoolado ay bartamaha magaaladaasi ku dileen askari ka tirsan sirdoonka Puntland. Askarigan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Muudeey Ku Eedeeyay Inuu Wax Ka Wado Mooshinka Jawaari Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo isku magacaabay gudiga bad-baadada Golaha shacabka oo hadda shir ku leh Villa Hargeisa ayaa guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha Cabdiweli Muudeey ku eedeeyay in…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Darbiga Kenya Ee Xadka .. 100% Dowladda Soomaaliya Waa is Dhigatay!! Dowladda federaalka ah, hey’adaheeda kala duwan iyo maamul goboleedyada dhammaan waxaa ay bilowgii hore ogaayeen damaca dalka Kenya ee dhismaha darbiga la xiriira, 3 sano ayey arrintan soo socotay, reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Xadgudubka Kenya Ee Balad Xaawo Guddiga madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa ugu baaqay dowladda iney degdeg wax uga qabato xadgudubka dowladda Kenya ku sameysay degmada Balad Xaawo. Xoghayaha guddigan, Liibaan Cali Sahal ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi: Waan Joojinnay Wadahadalladii Aanu La Lahayn Soomaaliya Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay iney joojiyeen wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu ballansanaa iney dib uga bilowdaan dalka Jabuuti. Biixi ayaa tilmaamay in sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garbahaarey Oo Sheegay Iney Kasoo Horjeedaan Darbiga Laga Dhigayo Balad Xaawo Maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Madaxa banaan Ee Xaduudaha Oo Ku Baaqay In Si Degdeg Ah Wax Looga Qabto Arrinta Beled-xaawo Guddiga madaxa banaan ee xaduudaha ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka saarantahay mas’uuliyad sidii xal loogu heli lahaa xaaladda ka taagan Beled-xaawo. Arrimaha ka taagan Beled-xaawo waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsan Guddoonka Oo Ka Soo Horjeestay Mudeyntii Mooshinka Ee Muudey Xubno ka tirsan golaha shacabka ayaa ka soo horjeestay mudeyntii maanta ka soobaxday guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdiweli Muudeey taas oo aheyd in 30 bishan la qaban doono kulanka looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Goor dhoweyd Ka Dhacay Isgoyska Sayidka Khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay Qarax xooggan oo goor dhoweyd ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qasaare is kugu jira dhimasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax gaari ayaa maanta ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Gaarigan ayaa la sheegay in xaafad ku taalla Siinka Dheer isaga…