2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadashay Heshiiska Saddex Geesoodka ah ee Dekedda Berbera Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Itoobiya laguna magacaabo Meles Alem ayaa sheegay in heshiiska ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland kuna saabsan dekadda berbera uusan xiriir la laheyn xaaladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Tobanka Goobood Ee Aan La Ogoleyn In La Booqdo Website-ka caanka ah ee “Business Insider” ayaa daabacay liis goobaha Tobonka ah ee ugu ilaalada badan adduunka isla markaana aan la ogoleyn iney cidina u soo dhawaato. Goobaha 10-ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Ku Hanjabay In Ay Nuclear Sameysan Doonaan Dhaxal-sugaha Sacuudiga ahna wasiirka difaaca Amiir Maxamed Binu Salmaan, ayaa sheegay in dalkiisa uu horumarin doono hubka Nuclear-ka, haddii Iran oo gobolka kula tartameyso ay sii heysato hubka Nuclear-ka .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rwanda Oo Mamnuucday Aadaanka Masaajidda Madaxda dalka Rwanda ayaa ka mamnuucay qaar ka mid ah Maajidda ku yaallo caasimadda Kigali, in ay adeegsadaan ama ay ku adimaan Mikrofoon. Arrintan ayaa timid todobaadyo ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Amarrada Garoomada Cayaaraha Maamulka gobolka Benaadir ayaa sheegay in uu sugi-doono ammaanka guud ee gobolka, Guddoomiye ku xigeenka gobolka Maxamed Cabdullahi Tuulax oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in maamulka gobolka ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hirshabelle: Maamulka Iyo AMISOM Oo Ka Wada Hadlay Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha ciidamada AMISOM qeybtooda ku sugan gobolka Sh/dhexe. Kulanka madaxweynaha iyo saraakiisha AMISOM ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkadda Caalamiga ah ee Microsoft oo Iskuul Lagu Baranayo “AI” Ka Furtay Dalka Faransiiska Shirkadda “Microsoft” ayaa furtay farac cusub, iskuul lagu baran doono Artificial intelligence “AI” ee garaadka aaladaha , waxaa wax ku baranaya 24-arday oo takhasusyo kala duwan ah. Waxay shirkaddu horkacaysaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Buuhoodle Oo Shilin Soomaaligii Suuqa Ka Baxay Waxaa gabi ahaan suuqa magaalada Buuhoodle ka baxay lacagtii shilin Soomaaliga aheyd, ka dib markii qaar la diiday qaar kalana gobollo kale loo safriyey. Buuhoodle waxaa hadda wax lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Libya: Amarro Lagu Soo Rogay Dadka Wax Tahriibiya Madaxda Libya ayaa waxa ay soo saareen 205 amarro, kuwaasi oo lagu joojinayo dad Libya u dhashay iyo kuwo ajaanib oo lagu tuhmayo in ay garab ku leeyihiin shabakadaha wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK Oo Eryeysa 23 Diblomaasi Oo Ruushka U Dhashay Ra’iisulwasaaraha UK Theresa May ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda ay ka eryeyso 23 diblo-maasiyiin ah, kuwaasi oo ka soo jeeda Ruushka waxaa ayna tallaabadan fal-celin u tahay Sumeyntii sirdoonkii hore…