1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Jirta Shabeellada Dhexe Xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa lagu soo waramayaa iney haatan ka taagan tahay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Deegaanka Gaashaanle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Guul Siyaasadeed U Arkay Dacwadda Ay DFS Ka Gudbisay DP World Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faalooda arrimaha siyaasadda dalka, ayaa sheegay in guul wanaagsan ay tahay in dowladda Federaalka ay dacwad ka gudbiso shirkadda DP World oo dhowaan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Waddani Oo Dalbaday In La Caddeeyo Qodobada Ku Qoran Heshiiska Dekadda Berbera Xibsiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn heshiiskii Saddex-geesoodka ahaa ee dekadda Berbera, ayna dalbanayaan in la caddeeyo qodobada ku qoran heshiiskaasi. Cabdullaahi Daamur…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo La Wareegtay Astaanta Qaran Ee dot SO Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Cuna-qabateeyay Labo Ka Mid Ah Al-shabaab Mareykanka ayaa khamiistii soo saarey cunaqabateyn lagu soo roday labo ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-shabaab, kuwaas oo weerarro ka geystay Kenya iyo Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhallinyarada Burco Oo Ka Cabanaya Shaqala’aan Dal waxa uu ku dhismaa dhallinyaradiisa oo ka qaybqaata horumarka uu dalka sameynayo, dhallinyarada ku nool magaalada Burco waa qaar rajala’aan ka qaba xukuumadda talada haysa waxa ay hee-haabayaan badweynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: DFS Waxay Xiisad Ka Abuureysaa Geeska Africa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay go’aankii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka soo baxay toddobaadkan gudahiisa kaasi oo ku saabsanaa heshiiska dekadda Berbera. Muuse Biixi ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump Oo Waddada U Xaarey Dagaal Ganacsi Oo Adduunka Ka Bilawda! Toddobaad ka hor, xukuumadda Maraykanka ee Trump hoggaanka u hayo ayaa ku dhawaaqday qorshe ay waddo oo ay tacriifad dheeraad ah ku saarayso Aluminum-ka iyo steel-ka dibedda looga soo dhoofsho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Si Iskood Ah Biyo Dhaamin Uga Bilaabay Duleedka B/weyne Dhallinyaro si iskood ah isku xilqaamay ayaa deegaanka Ceeljaalle oo duleedka ka ah magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan waxay ka bilaabeen biyo dhaamin, xilli halkaasi ay ka jirtay biyo la’aan…