1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Wada Tirsan DFS Oo Ku Dagaallamay Muqdisho Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda ayaa maanta ku dagaallamay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Ciidanka dagaallamay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaaladdii Degdegga Ahayd Ee La Soo Rogey Xaaladdii degdegga ahayd ee lagu soo rogey dalka Itoobiya ayaa shalay cod loo qaaday. Si go’aanka dawladdu u dhaqangalo, waxa shari ahaan waajib ah in 2/3 kamid ah Baarlamaanka waddankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Khasaare Badan Nagama Soo Gaarin Dagaalkii Balcad Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay inaanu jirin khasaare badan oo ciidamadooda kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Amniga Hirshabeelle C/qaadir Jeelle oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Uganda Uga Socday Madaxda Dalalka Ay Ciidamadu Ka Joogaan Soomaaliya Oo Lasoo Gabagabeeyay Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-dii Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni. Shirka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Gudubka Waddooyinka Makka Al-mukarrama Iyo Wadanaha Oo Xiran Maalintii Saddexaad waxaa si xiriir ah u xiran isku gudubka waddooyinka Wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay xireen ciidamada xasilinta Caasimadda. Isgoysyada Sanca, Afarta Jardiin, Siinaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Shabaab Oo Askar Ka Dishay Kenya Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in askar Kenyan ah ay toogteen ka dib markii ay weerareen xarun ciidanka kaga sugnayeen gobolka waqooyi bari ee Kenya. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in Heshiiska Dekedda Berbera uu yahay Sharci Darro Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-murtiyeed ay kaga hadlayso heshiiska dekedda Berbera ee u dhaxeeya DP World, Somaliland iyo Itoobiya. Wasaaradda ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegtay Qeybo Ka Mida Balcad Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay weerareen degmada Balcad oo dhacda Waqooyiga Muqdisho. Ilo wareeydo ku sugan Balcad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo Socdaal Ku Imaanaya Qaar Ka Mida Wadamada Africa Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa socdaal ku imaanaya qaaradda Africa, inta u dhaxeysa 6-13 bishan Maarso. Arrinkan ayaa yimid ka dib war-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Turkiga Oo Askar Looga Dilay Afrin Ciidamada Turkiga ayaa sheegay in 8 ka mid ah askartooda lagu dilay iska horumaad ka dhacay magaalad Afrin ee waqooyiga Suuriya, halka looga dhaawacay 13 kale. Wararka ayaa sheegaya in…