Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dalka Turkiga wuxuu kaga qeybgalayaa shir degdeg ah oo looga hadlayo xaaladda Qudus. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka…