1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Cambaareysay Go’aanka Trump Ee Qudus Hey’adda Culmida Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen ku cambaareeyay go’aanka madaxweynaha Mareykanka Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Isra’il. Hey’adda culimada Soomaaliyeed waxaa ay go’aanka Trump ku tilmaantay go’aan…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Shaakir Cali Xasan Maxamed Shaakir Cali Xasan oo matalaya Ahlu-sunna waxaa uu arbacadii heshiis la galay maamul goboleedka Galmudug. Maamulkiisa oo hadda heysta caasimadda Galmudug ee dhuusamareeb waxaa lagula heshiiyay in ay qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis: 3 Bilyan oo Dollar Oo Ku Bixi-doonta Mashaariicda Hey’adaha Q.M 4ta Sano Ee Soo Socota Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in ay u baahan tahay illaa $3 billion oo Dollar 4ta sano ee soo socota si ay barnaamijyo uga fuliso gudaha Soomaaliya. Hadalka waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Looga Hadlay Amniga Galmudug Iyo Tayeenta Ciidamada Booliska Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulankaan maanta lagu qabtay magaalada Cadaado waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda amniga Galmudug, waxaana ka qeybgalay wasiirro iyo mas’uliyiin kale oo ka tirsan Galmudug, saraakiil Boolis iyo qeybo ka mida bulshada rayidka. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Iska Dhiibay Diinsoor Maamulka degmada Diinsor ee gobolka Baay ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab kuwaasi oo watay gaari nooca dagaalka ah. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Nuur Shikshigow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Hogaamiyeyaasha Dunida Muslimka Ugu Yeeray Shir Degdeg ah Madaxtooyada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegtay in uu iskugu yeerayo hogaamiyeyaasha dowladaha ururka Iskaashiga Islaamka si loo qabto shir madaxeed degdeg ah oo ka dhacaya magaalada Istanbul kuna saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaanadda Gaduudo Carwo Oo Geeriyootay Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee gobolka. Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestaylaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka, Dunida Muslimka Iyo Carabta Oo Cambaareeyay Go’aanka Trump Ee Qudus Go’aankii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu arbacadii ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Isra’iil waxaa uu kiciyey fali-cellino caro leh oo ka yimid beesha caalamka iyo dunida Carabta kaasi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Qaranka Oo Shir Ka Yeeshay Hannaanka Dib U Eegista Dastuurka. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka. Shirka, waxaana ka soo qeybgalay guddoonka Labada aqal ee Barlamaanka, Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxwehnayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Si Rasmi Ah u Gaaray Heshiis Ka Kooban 14 Qodob (Akhriso) Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa si rasmi ah maanta oo Arbaco ah waxay si rasmi ah ugu heshiiyeen 14 qodob oo lagu soo afjaray khilaafkii dhanka siyaasadeed. Munaasabadda lagu soo…