1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Qeybdiid Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Somaliland Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo doorashadii ka dhacday 13-kii bishan degaannada Somaliland. Wuxuu sheegay in reer Somaliland uu ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaheysiga Carbeed Oo Dib U furaya Dekadda Iyo Garoonka Sanca Isbaheysiga Carbeed oo uu hogaaminaayo Sacuudiga ayaa sheegay in ay furi-doonaan dekadda iyo Garoonka magaalada Sanca maanta oo khamiis ah si ay u maraan kaalmooyinka gargaar ee la gaarsiiynayo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho Askari ilaale ahaa ayaa lagu soo waramayaa in uu magaalada Muqdisho uu ku dilay Allaha u naxariistee xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Galmudug. “Marxuum Xildhibaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Ku Baaqay Dardargelinta Wadahadallada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Baydhabo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 10-ka Hoggaamiye Ee Xillgan Ugu Waqtiga Dheer Qaaradda Afrika Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xuriyaddii dalkaasi 1980-kii ayaa talaadadii is-casilay, Mugabe waxaa uu ka mid ahaa madaxda ugu waqtiga dheer adduunka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda federaalka Oo Dardargelineysa Wadahadallada Somaliland Dowladda federaalka Soomaaliya aya sheegtay iney dar-dargelineyso wadahadalladii ay la lahaayen Somaliland. Madaxweynaha dowladda Federaalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in ay u ballanqaadayaan madaxweynaha cusub ee Somaliland dardargelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal dad lagu qabtay waxay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamadan ayaa howlgalkaan waxay kusoo qabteen dad looga shakisan yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa hambalyo u direy madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Wuxuu sheegay Madaxweyne Xaaf in doorashadan oo ku dhacday si nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow Oo Sheegay In Al-shabaab Laga Diley Ku Dhowaad 100 Daglaayhanno Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgal ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Maraykanka ka sameeyeen…