1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Bil Kadib Qaraxii Zoobe Waa Sidee Xaaladda? 14-kii October qarax ay ku dhinteen in ka badan 300 oo qof, kuna dhaawacmeen kuwo kale ayaa xilli galab ah wuxuu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxaa hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM Oo 5 Weerar Ka Geysatay Soomaaliya 5tii Maalmood Ee Ugu Dambeysay Sida ay sheegayaan hoggaanka ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, sanadkan 2017ka waxaa ay ciidamadooda qaadeen weeraro ka badan kuwii sanadkii hore, Sida afhayeen u hadlay AFRICOM uu u sheegay wakaaladda Associated…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Tirinta Codadka Doorashada Oo Socota Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Somaliland ayaa waxay sheegayaan iney socoto haatan tirinta codadka doorashooyinkii ay shacabka u dareereen. Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegaya in haatan meel dhammad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Oo Maanta Ka Furmaya Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, waxaa lagu wadaa in manta oo Talaado ah magaalada Kismaayo ka furmo shir ballaaran oo amniga looga hadlayo. Waxaa shirkaan ka qeybgalaya wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada: 10 Kamid Ah Dhaawacyadii Loo Qaaday Turkiga Oo Maanta Dib Loogu Soo Celinayo Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in dib loogu soo celiyo magaalada Muqdisho, 10 kamid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga, kuwaasi oo ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Zoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Haweenka Soomaaliyeed Waa Inay Hormuud u Noqdaan Xoreynta Dalka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka oo soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha, isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Askar Looga Dilay Xadka Uu La Leeyahay Yemen Labo askari oo Sacuudi ah ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray ciidamadaan iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta ah kuwaas oo ku sugan xadka Koofureed ee kala qeybiya Sacuudiga iyo Yeman. Warbaahinta raacsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Looga Dhawaaqay Baroor Diiq Qaran Ka Dib Dhulgariirkii Ku Dhuftay Dowladda Iran ayaa ku baaqday maanta oo talaado ah baroor diiq ku aadan dadkii waxyeellada ay ka soo gaartay dhul gariirkii ku dhuftay xadka u dhaxeeya Iran iyo Ciraaq. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Cod-bixinta Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Baraha Bulshada Oo Hawada Laga Saaray Guddiga doorashada Somaliland oo goordhaw shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay cod-bixintii doorashada Somaliland, iyaga oo intaasi ku daray in si nabad ah ay ku dhacday. Tirinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sida Ay U Codeeyeen Madaxweynaha Somaliland, Murshaxiinta Iyo Dadweynaha Waxaa Somaliland 7badii saac ee la soo dhaafay ka socday doorashada madaxtinnimada, illaa hadda waxaa codeeyay madaxweynaha iyo murashaxiinta, waxaa kale oo la arkayey dad safaf dhaadheer ku jira. Doorashadan…