1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Hamza oo Doha kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Qatar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah magaalada Doha kula yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Bin Qaasim Al Taani, kadib booqasho…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Soomaaliya iyo IFAD oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Beeraha Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Gobolka ee Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha (IFAD) u qaabilsan Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika,…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Soomaaliya iyo Qatar oo Ka Wada Hadlaya Xiriirka iyo Iskaashiga Istiraatiijiga ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dowladda Qatar. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Soomaaliya oo Ka Digeysa Saameynta Fatahaadaha Roobabka Dayrta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaas oo looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Xukuumadda Soomaaliya oo bogaadisay xiriirka kala dhaxeeya Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu xusayey xiriika ku salaysan iskaashi diblumaasiyadeed iyo walaaltinnimo ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee AfCFTA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), Wamkele Mene, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyeeyay Ardayda Kaalmaha Hore ka Gashay Imtixaanka Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo Beeraha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo beeraha dalka, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta iyo maalgashiga dhinaca beeraha iyo wax-soo-saarka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) kaddib markii loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbedel ku sameeyay Saddex Agaasime Guud Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran si loo dardargaliyo hawlihii socday.…