2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Nairobi u noqatay gabbaadka siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Soomaalida Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxay dhawr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay noqotay gabbaad muhiim ah oo ay siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya shirarkooda, dhaqdhaqaaqyadooda siyaasadeed iyo is baheysiyadooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa looga hadlay Kulanka Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka ? Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka Soomaaliya oo maalmahan dhaqdhaaqyo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ka howlgala dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Suudaan oo Kala Diray Xukuumaddii KMG ahayd Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Suudaan, Kaamil Idiris, ayaa kala diray xukuumaddii ku-meel-gaarka ahayd ee dalkaasi, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka dowladda ee SUNA. Go’aankan ayaa yimid xilli dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay duqeymo Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Bari Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay duqeymo uu howlgalka AFRICOM ee ciidanka Mareykanku ka fuliyay gobolka Bari 31-kii bishii may. War saxaafadeedka ay dowladdu soo saartay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Murashixiinta Mucaaradka ah oo ku baaqay in la dagaallanka kooxaha Alshabaab iyo Daacish meel looga soo wada jeesto Siyaasiyiinta mucaaradka ah, gaar ahaan musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay garab taaganyihiin ciidanka qalabka sida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in Muqdisho ay wajahayso maamul xumadii ugu darnayd Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlay gunaanadka shir weyne maalmahan caasimadda uga socday siyaasiyiin mucaaradka ah ayaa sheegay in Muqdisho ay la daalaa-dhacayso dhibaatooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Puntland oo la wareegay taliskii kooxda Daacish ee ee Miiraale Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland ayaa la wareegey taliskii kooxda Daacish ee Miiraale, sida ay sheegtay warbaahinta ay maamusho Xukuumadda PL. Taliskaan ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa xarun muhiim ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 10 qof oo ku geeriyooday goob dhagxaanta laga qodo oo ku taalla dalka Indonesia Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa la la’yahay ka dib markii ay ku soo duntay meel dhagax laga qodo oo ku taal Indonesia, Samatabbixiyeyaasha ayaana waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Rajada Nolosha iyo Halista Badda: Tahriibka Dhalinyarada Soomaaliyeed Tahriibku waa arrin sii kordheysa oo saameyn weyn ku leh dhalinyarada Soomaaliyeed. Kumannaan dhalinyaro ah ayaa sanad walba halis gelinaya noloshooda iyagoo doonaya nolol wanaagsan, nolol ka fog colaadda, shaqo…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Kenya oo siyaasad laba wajiilenimo ah kula dhaqmaysa DFS Kenya iyo Soomaaliya waxay wadaagaan xuduud dheer, dano dhaqaale, amni iyo xiriir taariikhi ah oo ay gundhig u tahay tixgelinta midnimada iyo madax-bannaanida labada dal, ganacsiga, iyo iskaashiga siyaasadda heer…