Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanadguurada aas-aaska maamulka Galmudug, isagoo ka hadlay horumarka ay Soomaaliya iyo gaar ahaan Galmudug sameeyeen sannadihii u dambeeyay.