1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka Hirshabeelle Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashooyinka hoggaanka iyo guddonnada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo hawlaha doorashadu ay bilaabanayaan 19-ka Oktoobar 2026. Sida ku cad jadwalka la shaaciyay,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo Maanta Ka Dhacaysa DhuusamareebMagaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaas, iyadoo ay diyaar-garowga doorashadu ka socoto xarunta lagu qabanayo codbixinta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyay Musharraxiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Muqdisho (Goobjoog News) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska musharraxiinta u tartamaya xilalka Guddoomiyaha iyo ku-xigeennada Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Khilaafka Doorashada Soomaaliya oo Sii Kordhaya iyo Mucaaradka oo Dowladda ku Eedeeyey Carqaladaynta Wada-hadal Khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya ka taagan hannaanka doorashooyinka ayaa sii xoogeysanaya, kaddib markii Guddiga Doorashooyinka Qaranka uu shaaciyey jadwalka doorashooyinka, tallaabadaas oo ay mucaaradka iyo siyaasiyiin kale qaarkood ka muujiyeen diidmo, iyaga oo ku baaqay in marka hore heshiis siyaasadeed laga gaaro qaabka doorashada dalka loo qabanayo.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada JSP Oo Bilaabay Abaabulka Doorashooyinka 2027, Xilli Khilaafka Siyaasadeed uu Sii Xoogeysanayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Dowladda Soomaaliya Oo Soo Dhawaysay Jadwalka Doorashada ee uu Soo Saaray Guddiga Doorashooyinku Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay jadwalka ay guddiga doorashooyinku soo saareen ee ku saabsan xilliga la qabanayo doorashada madaxweynaha dalka, iyadoo sheegtay inay bilaabi doonto diyaar-garowga lagama maarmaanka u ah hirgelinta doorashadaas.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Cabsi-gelin Shacabka, Kana Hadlay Doorashooyinka iyo Amniga Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka, amniga iyo loollanka siyaasadeed.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay jadwalka doorashooyinka 2027 MUQDISHO (Wararka Goobjoog) — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee qabashada doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada Hoggaamiyaha iyo Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iayaa shaaciyey jadwalka doorashada guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug iyo hoggaanka sare ee maamulkaas, kuwaas oo la qorsheeyey inay qabsoomaan inta u dhexeysa 13-ka iyo 22-ka Oktoobar 2026.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada MAXKAMADDA SARE OO ANSIXISAY NATIIJADA DOORASHADA KU-CELISKA AH EE GALMUDUG Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii…