Sooyaal: Danjire Maxamed Cusmaan Cumar (1937—04 Oktoobar 2014)
Danjire Maxamed Cusmaan Cumar wuxuu ku dhashay Xamar, 1937dii. Wuxuu ka mid ahaa Soomaalidii ku soo hanaqaadday waayihii gumaysiga, kuna ababay xilligii uu dalku ku jiray marxaladdii kalaguurka ee gobannimadoonka…




