Jidkii Baddu Meeyay?
Sannadkii 1978 oo ay taagnayd xiisaddii colaadeed ee u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya ayuu Nuuradiin Faarax qormadan ku baahiyay wargeyskii Horn of Africa. Waa qormo uu si xeeldheeri ugu falanqaynayo…

Sannadkii 1978 oo ay taagnayd xiisaddii colaadeed ee u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya ayuu Nuuradiin Faarax qormadan ku baahiyay wargeyskii Horn of Africa. Waa qormo uu si xeeldheeri ugu falanqaynayo…
In ka badan 100 sanno caalamku wuxuu ku hoos jiray fikirka carra-edegaynta (globalization). Carra-edegayntana xaqiiqadeeda waaqiciga ah iyo hirgelinteeda dhaqan waa in aslinimada ummadaha kale la badhxo, kaddibna la hoosgeeyo…
Ray Dalio waa maalgashade bilyaneer ah, oo reer Maraykan ah. Sida oo kale waa qoraa caan ah oo wax ka qora arrimaha ganacsiga, nolosha iyo siyaasadda. Isaga oo kaashanaya khibraddiisa…
Weydiimaha Qaddarka iyo Qoraalku waa nuxurka waraysi uu weriye Axmed Farraaj la yeeshay caalimkii weynaa ee reer Masar Sheekh Maxamed Mutawalli ash-Shacraawi. Waraysigani wuxuu qeyb ka ahaa barmaamij caan ah…
Weydiimaha Qaddarka iyo Qoraalku waa nuxurka waraysi uu weriye Axmed Farraaj la yeeshay caalimkii weynaa ee reer Masar Sheekh Maxamed Mutawalli ash-Shacraawi. Waraysigani wuxuu qayb ka ahaa barmaamij caan ah…
Xikmaawiyiinta dunidu waxay ka tageen dhaxal suugaaneed iyo mid qoraal oo qeexaya cudurka doqoniimada, oo ah mid dawadiisa lagu dawakhay. Waxa la yidhi, “Caruurnimada waa laga weynaadaa, fudaydka waa laga…
Xaafaddan waxa la yidhaahdaa Carwadii Hore [ex-fiyore], waa hoyga Hobolladii Qaranka ee Waaberi. Kuwani waa guryihii ay degganaayeen hablihii iyo wiilashii qaabeeyay shucuurta dadweynaha, isla markaasna noqday xiddigaha waaweyn, ee…
Labadii qormo ee hore ee Loollanka Diimaha waxaan kaga soo hadlay sida Injiiliyiinta Borotastanka ah ee xukuumadda Taraamb hoggaamiya, iyo Sahyuuniyadda diimeed ee xukuumadda Israa’iil xuurtaysay, ay labadooduba u aamminsan…
Qormadii koowaad ee Loollanka Diimaha waxaan ku xusay saddexda dawladood ee horkacaya dagaalka Bariga Dhexe inay hoggaaminayaan kooxo diineed oo xagjir ahi. Waa Injiiliyiinta Borotastanka ah, oo majaraha u haya…
Inta badan dagaalka Bariga Dhexe marka la gorfaynayo waxa xoogga la saaraa loollanka dhinacyada dhaqaalaha iyo juqasiyaasadeedka, halka loollanka diintana hoos loo dhigo. Xaqiiqada aan la dafiri karin balse waxay…
Isha Qoraalka: Chanel 12 (Cibri), Alestiklaal (Carabi) Aqoonsiga Soomaaliland aad buu uga weyn yahay in lagu tilmaamo keliya tallaabo diblomaasiyadeed, oo xoojinaysa joogitaanka Israa’iil ee Geeska Afrika; balse heemaalkiisa guud…