2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wafdi ka socda Soomaaliya oo kulamo ka wadda magalada Washington Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya kulanka Gu’ga sanadlaha ah ee ay sida wadajirka ah u wabanayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shiinaha oo Kordhinaya Saameyntiisa Dhaqaale iyo Gargaar Bani’aadamnimo ka bixitaankii Mareykanka Shiinaha ayaa si xowli ah ugu dhaqaaqaya qorshe uu kula wareegayo saameynta dhaqaale iyo gargaarka bani’aadamnimo ee uu horey u maamulayay Mareykanka, gaar ahaan mashaariicdii ay fulin jirtay hay’adda USAID.…
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo bilowday Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah (SIPS) Soomaaliya ayaa tallaabo weyn u qaaday dhanka casriyeynta dhaqaalaha, kadib markii ay si rasmi ah u daah-furtay nidaamkeedii ugu horreeyay ee Lacag-bixinta Degdegga ah (SIPS), kaasoo suurtagal ka dhigaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in miisaaniyadda dalku ay labadii sanoo la soo dhaafay si weyn u korortay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in miisaaniyadda dalku ay labadii sanoo la soo dhaafay si weyn u korortay markii loo eego kuwii ka horreeyay oo aad uga hooseeyay. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Mareykanku uu dib u fasaxay dhaqaalihii uu Soomaaliya ku taageeri jirey Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Mareykanku uu dib u fasaxay deeqihii maaliyadeed ee uu Soomaaliya siin jirey, islamarkaana lacag ka badan bilyan barkii uu sanad walba ku bixin doono amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka IGAD oo Muqdisho Ka Fureysa Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha Buluugga ah Urur Goboleedka IGAD ayaa qorsheynaya in markii ugu horreysay uu sameeyo Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha Buluugga ah, taas oo xarunteedu noqon doonto caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan gelinaysa hormarinta beeraha iyo waxsoo-saarkooda Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay mashruuc lagu hormarinayo hannaanka waxsoo-saarka beeraha dalka, ayadoo tiro gaadiidka cagaf cagafta loo yaqaanno u qeybisay dowlad goboleedyada dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Muxuu Dastuurka Soomaaliya ka qabaa in dowlad goboleedyadu ay lacago u gaar ah yeeshaan ? Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhowaan shaacisay in sanadka soo socda lacag u gaar ah ay samaysan doonto, ka dib markii la waayay lacag qaran oo hannaanka federaalka ee dalku qaatay la jaanqaadi karta sida uu sheegay madaxweynaha maamulkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Madaxweyne XasanSheekh”Hooyada Soomaaliyeed waa in ay share ku yeelataa Muqdishada cusub” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Madashada Hindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo shiinaha kala hadlay fursadaha maalgashi ee ka bannaan dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka uga ah Geeska Afrika Mudane Xue Bing oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkeenna.