Booqashadii dhowaan ay Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Kenya, Soipan Tuya, ku timid deegaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka, gaar ahaan Kismaayo, Kuday, iyo Dhobley, waxay dhalisay dareen xooggan oo ku aaddan madax-bannaanida iyo haybadda qaranka Soomaaliyeed.