4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo xoogeysanaysa iyo walaac laga muujiyay saameynta ganacsiga caalamka Burcad-badeedda Soomaaliya ayaa mar kale muujinaysa dhaqdhaqaaq sii kordhaya oo ka jira xeebaha waqooyi-bari Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed, iyadoo xaaladda amni ee Badda Cas ay sii kordhisay walaaca laga qabo badqabka maraakiibta ganacsiga.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Al-Shabaab iyo Xuuthiyiinta Yemen oo lagu warramay inay xoojinayaan iskaashi khatar ku ah amniga gobolka Waxaa isa soo taraya walaaca laga qabo iskaashi la sheegay inuu ka dhexeeyo kooxda Al-Shabaab iyo kooxda Xuuthiyiinta Yemen, kaas oo la xiriira hub, dhaqaale, tababar ciidan iyo xogaha la…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sagal Cabdi-Waali oo safka hore ugu jirta loollanka kursigii Baarlamaanka UK ee Keir Starmer London, 3 Sebteembar 2026 — Sagal Cabdi-Waali, oo ah haweeney Soomaaliyeed oo hoggaamisa Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo saadaalinayaa inay ka mid noqoto dadka ugu cadcad ee Xisbiga Labour-ku u…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Bayaannada Muqdisho iyo Garoowe Maxay ka Sheegayaan Burcadbadeedda Xeebaha Buntilaan? Buntilaan iyo Burcadbadeedda Markabkii MV Lutuf ayaa 17kii Agoosto 2026 laga afduubtay meel u dhow xeebta Jiifle ee degmada Eyl. Waxaa muddo toban maalmood ku dhow lagu haystay agagaarka Garmaal…
5 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog The Economist: “Muqdisho oo ka baxaysa sumcaddii xumayd ee ahayd magaalada ugu halista badan!” Muddo dheer, magaca Muqdisho wuxuu warbaahinta caalamka uga dhex muuqday qaraxyo, weerarro hubaysan iyo waddooyin cabsi darteed u xirma marka habeenku soo dhaco. Haatan, muuqaal kale ayaa soo baxaya, maqaaxiyo…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Puntland oo u dabaaldegaysa sanad-guuradeedii 28-aad: Guulo, caqabo iyo kaalinta ay ku leedahay nidaamka federaalka Soomaaliya Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta u dabaaldegaya sanad-guuradii 28-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay 1-dii Agoosto 1998.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Khilaafka Buntilaan iyo Galmudug iyo Saamaynta uu ku Yeelan Karo Nabadda Gaalkacyo Buntilaan waxay digniin u dirtay Galmudug, iyada oo ugu baaqday inay ka waantoowdo in ciidamada federaalka ahi ay degaannada Galmudug uga soo gudbaan dhinaca Buntilaan. Galmudug ayaa, dhankeeda, iska fogeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dabka Soo Noqnoqda ee Suuqyada Dalka: Ma Jirtaa Tallaabo Ka Baddan Daminta Marka Uu Kaco? Musiibadii ugu dambeysay ee ka dhacday Suuqa Bakaaraha waxay mar kale si xanuun badan inoo xasuusisay dhibaatada joogtada ah ee ka taagan badbaadada iyo ka-fijignaanta dabka ee xituunaha waaweyn ee ganacsiga dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muxuu Yahay Heshiiska 123 Ee U Dhexeeya Mareykanka Iyo Sacuudiga? Mogadishu (Goobjoog) – Waxaa markale dib u soo cusboonaaday doodaha ku saabsan iskaashiga Niyukleerka ee u dhexeeya Washington iyo Riyadh, usbuucan markii Dowladda Mareykanka iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay si…
9 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab, Maqaallada Goobjoog Al-Shabaab oo Beddelaysa Habdagaalkeeda: Istiraatiijiyad Qorshaysan Mise Isbeddel Lagu Qasbay? Daraasad cusub oo uu soo saaray Machadka Saldhig ayaa falanqaynaysa sida Al-Shabaab u beddeshay hawlgalladeeda militari, maamulkeeda, tiknoolajiyadda ay adeegsato iyo xiriirrada ay la leedahay bulshada iyo kooxaha dibadda. Machadka…