2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Ka Dib Kala Bixii Baydhabo: Mustaqbalka Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed waa sidee? Xaaladda siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa gashay marxalad xasaasi ah oo isugu jirta deganaansho amni iyo dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo xooggan. Magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meel-gaarka ah ee maamulka,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dagaalka Saamiyada: Saamaynta Loolanka Mareykanka iyo Iiraan Dunida maanta ee isku xiran, dhiillada dagaalku kuma koobna oo kaliya dhawaqa madaafiicda ka dhacaysa Bariga Dhexe, balse waxay u wareegtay fagaare ka duwan oo ah suuqyada saamiyada adduunka. Dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog 3 Sano oo Dib-u-dhac ah iyo 3 Saacadood oo Doorasho ah: Maxaa ka dhacay Baydhabo? Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) waxaa markii ugu horreysay loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed 19-kii Diisambar 2018. Sida uu qabo Dastuurka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, muddo xileedka madaxweynuhu waa afar (4)…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa Kuma Maxamed Baghar? Hoggaamiyaha Beddelay Cali Larijani Noloshiisa iyo Waxbarashadiisa Iiraan ayaa shalay Madax Amniga Qaranka u magacowday Maxamed Baghar, ka dib geeridii Cali Larijani. Maxamed Baghar waxa uu ku dhashay gobolka Faaris oo dhaca koonfurta Iiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Markabka Turkiga ee Shidaalka ka qodaya Soomaaliya oo ka soo dhaqaay Namibia Socdaalka markabka casriga ah ee Turkiga ee lagu magacaabo Cagri Bay ayaa noqday mid si weyn indhaha loogu hayo, maadaama uu astaan u yahay wejiga cusub ee Soomaaliya u galay…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog SODMA: Ma Maareynta Musiibada mise Musiibo Maareyn u baahan? Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SODMA), oo markii hore loo aasaasay inay noqoto gaashaanka dadka Soomaaliyeed xilliyada dhibaatooyinka dabiiciga ah, waxay maanta u muuqataa mid ku dhex jirta mugdi iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Gacanta Qarsoon: Isbeddelka Istaraatiijiyadeed ee Iskaashiga Ruushka iyo Iiraan Dagaallada dunida maanta ka socda waxay ka gudbeen xuduudihii hore ee lagu yaqaannay xoogga ciidanka iyo tirada hubka, iyagoo u xuub-siibtay loolan ku dhisan xogta, tiknoolajiyada, iyo iskaashiga qarsoon. Warbixinnada…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dagaalka Iiraan iyo Qalalaasaha Tamarta ee Aasiya: Go’aanno Deg-deg ah oo Si Lama Filaan ah u Beddelaya Nolosha Bulshada Iyadoo dagaalka iyo xiisadda ka taagan marin-biyoodka Hormuz ay sii xoogeysanayaan, isla markaana ay hakad geliyeen qulqulka shidaalka ee ka imanaya Iiraan iyo dalalka Khaliijka, waddamada Aasiya ayaa galay xaalad deg-deg ah oo aan hore loo arag.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dhabar-jabka Trump: Joseph Kent iyo Is-casilaadda Gilgishay Maamulka Mareykanka Is-casilaadda Joseph Kent, oo ahaa Agaasimaha Xarunta Qaranka ee Ka-hortagga Argagixisada (NCTC), waxay dhalisay gariir siyaasadeed oo saameeyay gunta hoose ee maamulka Madaxweyne Trump iyo hay’adaha amniga qaranka. Kent, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Xirnaanshaha Marinka Hormuz iyo Saameynta Qarsoon ee Ku Wajahan Beeralayda iyo Sugnaanta Cuntada Xirnaanshaha Marinka Hormuz mararka qaar waxaa loo arkaa arrin ku kooban shidaalka iyo xiisadaha milatari, balse xaqiiqadu waxay tahay in saameyntiisa dhabta ahi ay si toos ah u gaarto nolosha…