2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED Sooyaal: Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar 17kii Oktoobar 2024, maanta oo kale laba sano ka hor, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday abwaan Sugaal Cabdulle Cumar, oo ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo…
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Waa kuma Sareeye Guud Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) oo uu Saacado Ka Hor Dallacsiiyay Madaxweyne ? Sarreeye Guud Daahir Aadan Cilmi, oo loo yaqaanno Indhaqarshe, waa sarkaal sare oo muddo dheer ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo laba jeer soo noqday taliyaha ciidanka.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Maxamed Cawaale Liibaan: Ninkii Naqshadeeyay Calanka Soomaaliya ? Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xusaysaa Maalinta Calanka Qaranka, oo ah maalin xusuus gaar ah u leh taariikhda, midnimada iyo halgankii ay ummadda Soomaaliyeed u soo martay Madax-bannaanideeda.
6 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA, TAARIIKHNOLOLEED Maxamed Daahir Afrax: Xusuus Toolmoon iyo Raad aan Tirmayn Waa adduun oo laguma waaree, waxaa 9kii Oktoobbar 2021kii ay caleentiisii caddaatay Dr. Maxamed Daahir Afrax, oo ku geeriyooday cusbitaal ku yaalla magaalada London. Dr. Afrax, Alle ha u naxariistee,…
3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Ciise Cabdi Sooyaal: Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) 14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…
9 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah, TAARIIKHNOLOLEED By Maryama A. Isaaq Waa Kuma Dr. Maxamed Aadan Sheekh? Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Sheekh Axmed bin Raashid Al Maktuum, ninka ay geeridiisu gilgishay imaaraadka ? Sheekh Axmed bin Raashid Al Maktuum, oo ahaa walaalka ka yar ee Xaakimka Dubai, Sheekh Maxamed bin Raashid Al Maktuum, ayaa geeriyooday 21-kii Sebtembar 2026 isagoo 76 jir ah.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumuu ahaa Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” ? Allaha u naxariistee, waxaa geeriyooday wariye ruugcaddaa ah Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”, kana mid ahaa wejiyadii muddada dheer kasoo muuqday warbaahinta Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Kumay ahayd Xaawo Aadan Camey ? Xaawo Aadan Camey waxay ahayd haweeney Soomaaliyeed oo muddo dheer u soo adeegaysay bulshada, gaar ahaan dadka nugul, qaxootiga iyo barakacayaasha gudaha dalka.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHNOLOLEED Taariikh Nololeedka: kumuu ahaa Axmed Cali Cigaal ? Axmed Cali Cigaal wuxuu ka mid ahaa haldoorkii ugu waaweynaa ee fanka Soomaaliyeed, isagoo caan ku ahaa codkiisa baxsan, jilitaankiisa mucjisada, laxamiistiisa iyo curinta heesaha.