2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Ka Dhacay Magaalada Napoli Ka Hor Kulanka Kooxa Napoli iyo Real Madrid Magaalada Napoli ee dalka Taliyaaniga ayaa waxaa gilgilay Dhulgariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabtay Real Madrid kulan ka tirsan Champions League oo kooxda reer Spain ee marti ku aheyd magaalada Napoli.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump oo Isaga Labadiisa Caruur Lagu Oogayo Dacwad Xayiraad Dhaqaale ah Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla magaalada New York Isniintii, ayaa wajahaya xaalado kale oo adag,
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Canada iyo Hindiya oo Xiisadoodu Gaartay Meel Halis ah iyo Doorka Maraykanka Tan iyo markii Canada ay sheegtay in wakiilo ka tirsan dowladda India ay kaalin ku lahayaeen dilka hoggaamiye Siikh oo ka dhacay ciidda Canada
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Mudug iyo Waanwaan Socota Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladda deegaannadii shalay uu ka dhacay dagaal beeleedka ay saaka ka deggan tahay sidii hore.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kooxo Jihaad Doon ah oo Askar Ka Tirsan Milatariga Niger Ku Dishay Xauudda Tan iyo markii dalka Niger uu uu ka dhacay Afgambiga milatari waxaa soo badanayay dagaallada u dhaxeeya kooxda Jihaad doonka ah iyo Milatariga dalkaasi, kadib bixitaankii ciidanka Faransiiska.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Dastuuriga Dalka Uganda oo Laashay Shacri uu Hore u Diiday Museveni Maxkamadda dastuuriga ee dalka Uganda ayaa bilaabeysa dhageysiga dacwad ka dhan ah sharciga dadka isku jiinsiga ee isu galmooda oo laga dhaqan galiyay dalkaas, bishii May ee sanadkan, kadib markii uu saxiixay madaxweyne Yoweri Museveni.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeymo Ruushku Ka Fuliyay Ukraine oo Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah Duqeymaha diyaaradaha Ruushka ay ka fuliyeen ee gobolka Kherson ee koonfurta Ukraine habeenimadii xalay ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan hal qof lix kalana waa ay ku dhaawacmeen, oo ay ku jiraan laba carruur ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Geeriyooday Kaniisad, Kadib Markii Qeyb Kamid ah ay Soo Duntay Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ah ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen gudaha dalka Mexico.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan “Argagixisada Weligood Ma Gaari Doonaan Hadafkooda” Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa siweyn uga weeerarkii ka dhacay caasimadda Ankara, isaga oo ku tilmamay fal “Argigixiso”, waxaana uu carabka ku dhuftay in aysan marna ku guuleysan doonin hadafkooda, sida uu hadalka u dhigay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Macluul Ka Dilaacda South Sudan Qaramada Midoobay ayaa ka digeysa dhibaatooyin caafimaad iyo macluul daran oo ka dillaaci karta waddanka South Sudan oo xilli ay sidoo kale dhici karto in xaaladda dalkaasi ay uga sii darto duufaanta El Niño, oo ah cimilo wadata kuley iyo roobab xad-dhaaf ah.