1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Badda Senegal oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal. Ciidamada Badda ee dowladda Senegal ayaa sheegay Axaddii in ay joojiyeen labo doonyood oo kale oo ay la socdeen tahriibbayaal gaaraya 262 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askeriyad Shaqada looga Joojiyay Galmo ay la Sameysay Maxbuus Askariyad Isra’il ah oo Shaqada Kadib Xiriir Galmo oo ay La Sameysay Maxbuus Falastiini ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Khasaare Dhaliyey ku Qaaday Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga Rag waxyaalaha qarxa isku soo xiray ayaa weerar ku soo qaaday afaafka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Dib u Qarxay, Xilli Qaramada Midoobey Walaac ay Muujineyso Dagaal u dhexeeya millateriga Suudaan iyo xoogagga mucaaradka ah ayaa mar kale dalkaas dib uga qarxay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dab Xooggan oo Baabi’iyey Magaalo ku Taal Mareykanka iyo in ku Dhow 100 Ruux oo ku Geeriyootay Tirada dhimashada dadka ayaa gaartay 89 qof Sabtidii, taas oo ka dhigaysa dabkii ugu dhimashada badnaa Maraykanka muddo qarni ka badan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 53 Ruux oo Muslimiin Mayanmar ah oo Ku Waxyeeloobay Shil Doon iyo Dhimasho Ka Dhacday Meydadka 23 qof oo muslimiinta Rohingya ah oo ka baxsanayay gobolka Rakhine ee dalka Myanmar ayaa la soo saaray, kaddib markii ay la degtay dooni yar oo ay la socdeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gabdhaha Tartanka Aasiya oo Ka Cabanaya Falal Lagula Kaco Xilliga Isdiyaarinta Dhowr gabdhood oo ka qeybgala tartanka quruxda gabdhaha Asia, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Indonesia ayaa gudbiyay dacwad ku aadan kiisas la xiriira xad gudub lagula kacay gabdhahaan inta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hooyo iyo Gabar ay Dhashay oo Lagu Helay Dilka Laba Wiil 2022-kii Gudaha England Mid ka mid ah hablaha saameynta ku dhex leh baraha bulshada iyo hooyadeed ayaa lagu helay dambi ah inay dileen labo nin oo dhintay markii gaarigii ay wateen wadada lagala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Dalka Niger oo Ku Dhawaaqay Inqilaab Xukunka ay Kula Wareegeen Askar ka tirsan dalka Niger ee dhaca galbeedka Afrika ayaa khudbad ay ka jeediyeen TV-ga kaga dhawaaqay inqilaab ciidan oo ay xilka kula wareegeen hoggaanka dalkaasi Askartaasi waxa ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Gaaray Magaalada Daarusalaam ee Tanzania Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo ay kaga qayb galayaan Shir madaxeedka horumarinta karaanka Aadanaha…