1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Joojinaya Duulimaadyada uga Yimaada Yurub Cabsi Laga Qabo Coronavirus Darteed Donald Trump madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan dulimaadyada uga yimaada dalalka Yurub cabsi ay ka qabaan cudurka Coronavirus oo haatan caalamka ku sii fidiya. Khubad uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Caafimaadka Ingiriiska Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wasiirka caafimaadka dalka Ingiriiska haweeneyda lagu magacaabo Nadine Dorries ayaa lagu soo waramayaa in laga helay caabuqa Coronavirus oo dunida maalinba maalinta ka dambeysa ku sii fidaya. Haweyneydaan ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Sudan oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qofkii Ugu Horreeyay Ee Caabuqa Coronavirus Ugu Geeriyooday Afrika Nin u dhashay Jarmalka oo ku sugnaa Masar kaddib markii uu ku dhacay caabuqa Corona ayaa haatan u geeriyooday cudurka, waxaana la sheegay inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyaha Guud Ee Ciidamada Talyaaniga Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wararka ka imaanaanaya dalka Talyaaniga ayaa waxa ay ku waramayaan in taliyihii guud ee ciidamada dalkaasi laga helay caabuqa Coronavirus oo ku sii fidiya dalkaasi. Taliyahan oo lagu magacaabo Salvatore…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Talyaaniga oo 15 Gobol Dadkii Ku Noolaa La Karantiilay Dowladda Talyaaniga ayaa ilaa 16 milyan oo qof karantiishay iyada oo isku dayeysa xakameynta faafitaanka caabuqa cusub ee coronavirus. Qof walba oo ku nool gobolka Lombardy iyo 14 kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan Oo Cabsi Ay Ka Qabto Faafidda Coronavirus Darteed Xabsiyada Uga Sii Deysay Kumanaan Maxaabiis ah Dowladda Iiraan ayaa lagu soo waramayaa in cabsi ay ka qabto in uu faafo caabuqa Coronavirus dartiis ay xabsiyada si ku meel gaar ah uga sii deysay kumanaan maxaabiis ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Yurub Oo Berri Ku Wajahan Xuduudka Turkiga Iyo Giriigga Iyada oo maalmihii tagay dowladda Turkiga ay sheegtay in uu furan yahay xuduudka ay la wadaagto wadanka Giriiga ayaa muhaajiriin fara badan oo ku sugnaa gudaha Turkiga iyo kuwo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Degdeg: Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi. Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir. Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Dalka Kenya Oo Geeriyooday Madaxweynihii hore ee wadanka Kenya Daniel Arab Mio ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo mudooyinkii ugu danbeeyey lagu baxnaaninayey xaaladiisa caafimaad.…