1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaalida Ku Nool Shiinaha Oo Dalbatay Gurmad Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in ay gargaar la soo gaaraan. Ardaydan oo qaarkood la hadlay warbaahita VOA ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nicholas Haysom Oo Bedelaya Michael Keating Nicholas Haysom oo ah nin u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa noqon doona ergeyga gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya sidoo kale waxaa uu noqon doonaa Madaxa Xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xadka Itoobiya Iyo Eritrea Oo La Isu Furay Hoggaamiyeyaasha Itoobiya Abiy Axmed iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ay dib u fureen xadka labada dal u dhaxeeya taaso oo ah waddo ay isticmaalaan isku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka Oo Mar Kale Dharbaaxo Kala Kulmay Djibouti Xukuumadda Djibouti ayaa sheegtay in ay qarameyneyso Saamiga Shirkadda Dekadda Djibouti, taasi oo gaareyso saddex meelood labo meel ee dekadda “Doraleh” ee Konteenarada, arrintani ayaa sii kordhineysa khilaafkii ka dhaxeeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 9 Ka Mid Ah Ciidamada Ammaanka Afghanistan Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Galbeedka Wadanka Mas’uul ka tirsan Xukuumadda Afghanistan ayaa Maanta oo Axad ah sheegay in ugu yaraan 9 ka tirsan Ciidamada Ammaanka la dilay, halka 6 kalena ay soo gaartay waxyeello kadib weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya: 5 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Lamu Shan Askari oo k tirsan Ciidamada Kenya ayaa la dilay, halka toban kalena uu soo gaaray dhaawac kadib markii gaari ay wateen saakay qarax Miino lagula eegtay deegaan xeebeedka Lamu.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Riek Machar Oo Khamiista Saxiixaya Heshiiska Kama Dambeysta Ah Wasaaradda arrimaha dibadda ee Suudaan ayaa sheegtay in uu aqbalay hoggaamiyaha Mucaaradka hubeysan ee koofurta Suudaan Riek Machar in uu saxiixo Maalinta Khamiista qeybta koobaad ee heshiiska kama dambeysta nabadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Uhuru Iyo Trump Oo Ku Heshiiyay Kor U Qaadidda Ganacsiga Iyo Amniga Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo dhiggiisa Mareykanka Donald Trump ayaa ku heshiiyay in kor looqaado dalxiiska, xiriirka ganacsiga iyo in la wanaajiyo amniga gaar ahaan geeska Afrika. Madaxweyne Kenyatta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliban Oo Ciidda Awgeed U Siideysay 50 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Ammaanka Afghanistan Ilo dhanka Amniga ah ayaa sheegaya in Taliban ay sii deysay 40 askari oo ka tirsan Ciidamada Afghanistan kuwaasi oo ay horay ugu xireen Faryab ee waqooyiga dalkaasi. Talibana ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kacbada Sharafta Leh Oo Dharka Laga Bedelay Maanta Waxaa maanta oo Isniin ah la bedelay dharka Kacbada Sharafta leh ee ku talla guda Makka al-Mukarama oo loo xiray labbis cusub, waana sida caadada ah oo maalinta 9aad ee…