1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Faransiiska oo ku baaqay in la joojiyo taageerada hubka ee la siiyo Israa’iil Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in la joojiyo hubka la siinayo Israa’iil oo duqeymo ka waday marinka Qasa iyo dalka Lubnaan, kuwaas oo sababay dhimashada kumanaan dad ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka soo kordhay xaaladda Caafimaad ee boqorka Sucuudiga ? Boqorka Sacuudiga ayaa Axaddii la dhigey isbitaal ka dib markii xanuun dhinaca sanbabada ahi uu ku soo booday, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dowladda oo soo xiganeysa bayaan ka soo baxay maxkamadda boqortooyada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniin u dhashay Shiinaha oo lagu diley weerar argagixiso oo ka dhacay dalka Pakistan Safaaradda Shiinaha ee Pakistan ayaa sheegtay in ugu yaraan laba ka mid ah muwaadiniinteeda la dilay halka mid saddexaadna la dhaawacay ka dib markii kolonyo ay la socdeen lagu weeraray meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Karachi.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo muddo dheer ka dib liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula Afgaanistaan Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu liiska argagixisada ka saaray ururka Daalibaan ee maamula dalka Afgaanistaan, asagoo go’aankaas ku tilmaamay mid muhiim ah oo mudnaa in mar hore la gaaro.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan oo maanta ku kulmaya dalka koonfur Afrika Dhinacyada ku dagaalamaya dalka Suudaan ayaa maanta isku soo hor fariisanaya kulan ku saabsan nabadda oo ka dhaca Magaalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 6 Askari oo ka tirsan militariga Pakistan oo lagu diley iska hor-imaadyo ka dhacay galbeedka dalkaas Garabka warbaahinta milatariga ayaa Sabtidii sheegay in Gaashaanle Sare Muhammad Ali Shoukat uu ka mid ahaa lix askari oo lagu dilay dagaal habeen hore ka dhacay degmada Waqooyiga Waziristan ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo ay weheliyaan lix fallaago ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo duqeymo xooggan ka geystay goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen Sida ay sheegeen Millatariga Mareykanka waxa ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo Xudeyda ee dalka Yemen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka ay kasoo jeeddaan 48 qof oo dooni kula degtay Jabuuti oo la shaaciyay Dowladda ayaa ayaa xaqiijisay in dhammaanba muhaajiriintii 48 ahaa ee noloshooda ku waayay xeebaha Jabuuti ay ahaayeen mudwaadiniin Itoobiyaan ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Bariga dhexe Xaaladda Bariga dhexe ayaa wali ku sugan mid aan cago badan ku taagneyn ka dib markii Israa’iil ayaa duqeysay bartamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay xeeldheereyaashu ku tilmaameen weerarkii Iran? Xeeldheereyaasha dunida ee aqoonta u leh arrimaha militariga iyo sirdoonka ayaa si weyn u fallanqeynaya weerarkii ballaarna ee Iran ay saaacado ka hor ku qaaday maamulka Israa’iil.