1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga yiri weerarkii ay Iran ku qaaday maamulka Israa’iil? Saacado ka hor dowladda Iran ayaa in ka badan 300 oo gantaal ku garaacday magaalooyin ku yaalla gudaha maamulka Israa’iil oo ay Tel Aviv ugu horreyso iyo meelo kamida deegaannada la haysto ee falastiin.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay Caasimadda dalka Suuriya Inta la xaqiijiyay Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, halka sagaal kalena ay dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil ka geysatay caasimadda magaalo madaxda dalka Suuriya ee Dimishiq sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’il oo duqeysay dekadda Xudeyda ee Yemen Isra’iil ayaa sheegtay inay duqeysay bartilmaameedyo ay Xuutiyiinya ku leeyihiin dalka Yemen, iyada oo weerarkaan ku sheegtay mid ay uga jawaabeyso madaafiic ay Xuutiyiinta ku garaacayeen labadi maalin ee lasoo dhaafay Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo si kulul u cambaareeyay dilkii hoggaamiyaha Xisbullaahi Dowladda Ruushka ayaa si kulul u cambaareysay dilkii hoggaamiyaha guud ee ururka Xisbullaahi Shiikh Xasan Nasrallah, ayadoo sheegtay in arrintaasi ay cawaaqib xun ku yeelan doonto xaaladda gobolka Bariga dhexe.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiyihii Hezbollah oo geeridiisa la xaqiijiyay iyo Iran oo laga dilay Sarkaal muhiim ah War kasoo baxay ururka Xisbulaahi ayaa lagu sheegay in Hassan Nasrallah, hogaamiyaha Hezbollah lagu dilay weerar hawada ah oo ka dhacay caasimadda Lebanon, Beirut.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay weerarada ku socda Caasimadda Lubnaan Israa’iil Sare ayaa u qaaday weerarada aan kala joogsiga laheyn ee ka socda caasimadda Lubnaan, iyada oo bartilmaameedsatay xarumaha kooxda Hezbollah ee taageersan Iiraan iyo keydadka hubkeeda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sucuudiga oo dadaal dheer ugu jira sidii loo heli lahaa dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin Boqortooyada Sacuudiga ayaa dhistay isbaheysi caalami ah oo ka shaqeyn doona sidii loo afjari lahaa dagaalka marinka Qasa, islamarkaana loo heli lahaa laba dowladood oo Israa’iil iyo Falastiin kala ah .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil ma waxay Lubnaan la damacsantahay wixii ka dhacay Qasa ? Maamulka Israa’iil ayaa duqeymo joogto ah ka wada koonfurta dalka Lubnaan, kuwaas oo sababay dhimashada in ka badan 600 boqol oo qof, halka dhaawacyaduna ay haatan 1500 oo ruux ku dhowyihiin.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xogta Hoggaaminayaashii ururka Xisbullaahi ee ay Israa’iil dishay sanadkan 2024 Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa saacado ka hor sheegay inay duqeyn ku dileen hoggaamiye sare oo ka tirsan qeybta gantaallada ee ururka Xisbullaahi, kaas oo lagu magacaabo Ibraahim Qubaisi, balse ma jiraan ilo madax-bannaan oo xogtaas xaqiijiyay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Israa’iil iyo Xisbullaahi oo cirka isku sii shareeraya Dagaalka u dhexeeya maamulka Israa’iil iyo Ururka Xisbullaahi ee lubnaan ayaa cirka isku sii shareeray, ayadoo saacadihii la soo dhaafay ay labada dhinac is weydaarsadeen boqolaal weerar oo gantaallo iyo duqeymo diyaaradeed isugu jira.