3 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Xaashi Oo Ka Yimid Dalka Yemen Ayaa Ka Sheekeeyay Dhibaatada Soomaalida Dalkaasi Ku Haysa Salaad Xaashi Jaamac oo in ka badan 20-sano macallin ka ahaa dalka Yemen ayaa ka sheekeeyay dhibaato xoogan oo ka taagan dalka Yemen ka dib markii isaga uu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Sida Soomaali Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Maanta Kusoo Wajahan Boosaaso Magaalada Boosaaso, gaar ahaan dekadda Magaaladaasi ayaa la filayaa in maanta ay kusoo xirato doon la sheegay in ay wado dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaa oo ka mid ah, dadkii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaabta Kooxda Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Ee Baaritaanka Midowga Afrika Kooxda Xuquuqda Aadamaha Soomaaliya oo ka koobtan tahay Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah Norway, Switzerland iyo Maraykana ayaa waxay si dhow ula socdeen wixii ka soo kordhay warbixintii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’ isku dhafka ciidammada waa ajenda qaran’’ Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey hawlaha guddiga cusub ee isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey xarun lagu tababarayo ciidammada Muqdisho, 12 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furey xarun cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir weyne Looga Hadlayo Amniga Oo Maanta Ka Furmay Garoowe (Sawirro) Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa maanta ka furmay shirweyne looga hadlayo amniga deegaanada Puntland iyo sidoo kale la dagaalanka Al-shabaab. Shirkaan waxaa furay madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dhiig Ku Daatay Ka Sameeyay Baydhaba Ciidamada dowladda Federaalka ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxa ay habeenkii xalay ahaa ka sameeyeen magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, kaasi oo sababay dhimashada Hal qof. Korneel Mahad Cabdiraxmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Xubno La Socday Oo Gaaray Cadaado (Sawirro) Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib Usoo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Maanta Laga Shiray Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ballaaran, kaasi oo looga arrinsanayay sidii dib loogu soo celin lahaa qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen. Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dhul gariir Mar Kale Ku Dhuftay Dalka Nepal Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay dhulgariir lagu qiyaasay 7.4-magnitude oo daqiiqado ka hor ku dhuftay dalka Nepal. Dhulgariirkan waxaa uu saameeyay 18km Koofur Bari Kodari, arintan ayaa timid…