1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimihii Xafiiska Immigration-ka ee qeybta Baasaboorada Muqdisho oo La Dhaawacay C/llaahi Maxamuud Cosoble oo ka tirsan Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayey maanta dabley ku dhaawaceen xaafadda Hodan. Wararka ayaa sheegaya in dableyda oo gaari wadatay ay rasaas ku fureen gaari uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Rabshado Watay Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco (Sawirro) Shacab farabadan islamarkaana ka carreysan muddo kordhinta golaha guurtida Somaliland u sameeyeen xukuumadda uu hogaamiyo Siilaanyo ayaa dibadbax waxa ay ka dhigeen magaalada Burco ee gobalka Togdheer. Dadkaan ayaa isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Mid Ah Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 28-km dhanka koonfur kaga beegan degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtidi Somaliland Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xukuumadda Siilaanyo Kulan ay isugu yimaadeen golaha guurtida ee maamulka Somaliland ayaa muddo kordhin waxaa loogu sameeyay xukuumadda uu hogaamiyo Axmed Maxamed Siilaanyo. Golahan ayaa isku raacay in markii ay arkeen arimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaan oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Digniin Diray Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa digniin u jeediyay shaqsiyaadka hubka lasoo gala degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo uu ka soconayo shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Ka Hadlay Qaabka Ay Soomaalida Isku Caawin Karto Nabadoon Axmed Maxamed Food Cadde oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee xilligaan dadka Soomaaliyeed isku caawin karto, maadaama muwaadiniin badan ay ku dhiban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Baaq Loo Diray Aqoonyahan Cabdiraxmaan Cabdullaahi Daqarre ayaa umadda Soomaaliyeed u jeediyay ka qeyb qaadashada barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo lagu soo celinayo qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Yemen iyo Kenya. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo La Dhaliilay Mid ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku dhaliilay dowladda Kenya in ay si xun ula dhaqmayso shacabka oomaaliyeed ee dalkeeda Qaxootiga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Marocco Oo Diyaarad Dagaalk Ku Weysan Dalka Yemen Dalka Morocco ayaa sheegay in uu la’yahay mid ka mid ah diyaaradihiisa f16, taas oo ka qeyb qaadaneysay duqeynta uu Sacuudiga horkacayo ee dalka Yemen. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in…