2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Is-casilaaddii Marwo Caasho Gelle Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in si rasmi ah loogu soo wargeliyey is- casilaadda Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ahayd Guddoomiyihii Guddiga Madaxbanaan ee Dib…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Ka Hadlay Qorshaha Dowladda Federaalka Ee Qaxootiga Yemen (Wareysi Gaar Ah) Wasiirka arimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay arimaha ku aadan Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Dhibaateysan Deegaanno Ku Dhaw Degmada Jowhar Deegaanno ku dhaw degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabelleha Dhexe ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka taagan tahay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyadoo aanay jirin adeegyadii Bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Kala Wareegeen Deegaanno Cusub Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa shaaciyay in dagaal ay la galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab ay kaga qabsadeen deegaanno ku dhaw degmadaasi. Aadan Cabdi oo ah gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa Guul ka sheegtay dagaal ay Xarakada Al-Shabaab kula galeen duleedka dagmada Buuloburde ee Gobolkaasi. Dagaalkaan oo ku bilowday Weerar ay Ciidamada Dowladda ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Hobyo oo uu Bacaad Duugey (Sawirro) Hobyo waa magaalo qadiimi ah oo jirtey wax ka badan qarniyo, kana mid ah meelihii ugu horeeyey ee magaaloobey, waxaadna qiyaasi kartaa in in waxyaabo badan oo halkaasi yaala ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo La Dhaliilay Xildhibaan Hore xuseen Geeddi Jimcaale oo u waramay Goobjoog Fm, ayaa sheegay in weli ay jiraan beello degan gobalka Galgaduud oo heshiis la kala dhexe dhigin, isaga oo ku baaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “Wax Aan Dastuurka Qabin Ayaa Kismaayo Laga Sameeyay” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in caleema saarkii shalay ee baarlamaanka maamulka Jubbaland uu ahaa mid loo maray wado qaldan, islamarkaana baarlamaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Yemen Lataliyaha arimaha bulshada ee wasaaradda arimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cismaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay ugu horeen in Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar uu yahay mid umadda Soomaaliyeed dareenkooda wax badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Yemen Oo Xaalad Adag Soo Wajahday Guddiga ku howlan diiwaan geilinta dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen islamarkaan doonaya in dalkooda ay kusoo laabtaan ayaa sheegay in xaalad aan fiicnayn ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed…