1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Soomaalida Yemen Iyo Kenya Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay u gurmadaan Soomaalida ku dhiban dalalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Qiray In Isbaarooyin Hor Leh Lasoo Dhigay Gobalkaasi Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa qiray in deegaano ka mid ah gobalkaasi lasoo dhigay Isbaarooyin hor leh, kuwaasi oo qaarkood horay loo qaaday. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka ee gobalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Waxbarashada Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud Kumanaan arday oo qaba dareeska gaarka ah ee iskuulaadka, waa muuqaalka iska caadiga ah ee subax kasta ay kusoo toosto magaalada Cadaado, kuwaasi marka dadka tacab iyo shaqo u dareeraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka ah ee QM oo soo dhoweeyay ku dhawaaqidda golaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Muqdisho, 29 Janaayo 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Federaalka cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daa’uud Aweys “Ajandaha Shirka IGAD waa Arrimaha Soomaaliya” Afayeenka madaxweynaha Daa’uud Aweys oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegey in ajandaha shirka wasiiradda arrimaha dibada IGAD uu yahay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan horumarka laga sameeyey xagga hawlgalada ciidamada, iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle “Shirkii Ugu Dambeeyey ee IGAD Waxaa Muqdisho Lagu Qabtay 1985-tii” Sii hayaha wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle oo maanta soo dhaweynayay illaa 6 wasiiro arrimaha dibada wadamada IGAD ooh al diyaarad la wada socdey ayaa sheegey in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Faadumo Abukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Sanadkaan Uu Yahay Midkii Lagula Dagaalamayay Musuq Maasuqa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sanadkaan uu yahay kii lagula dagaalami lahaa Musuq maasuqa iyo sidoo kale ku takri falka hantida dadweynaha. Xilli uu madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Lagu Eedeeyay Heshiis Ka Bax (Dhageyso) Xubno ka mid ah maamulkii uu hogaaminaayay Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa ku eedeeyay maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu ka baxay heshiis horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Ugu Horeeyay Ee Wasiiradda Arimaha Dibadda IGAD Oo Muqdisho Soo gaaray Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soo gaaray wafdigii ugu horeeyay ee wasiiradda arimaha dibadda wadamada ku bahoobay IGAD kuwaa oo maalinta berri ah shir ku yeelan doona magaalada Muqdisho.…