1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Gaarigii Shacabka Saarnaa Ee Miinada Kula Qaraxday Inta u Dhaxeysa Afgooye Iyo Balcad Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo maanta barqadii ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala tirsan gobollada Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan: Baarlamaankeenni Baa Loo Burburiyay oo Loo Xirayaa Dano Kale Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo wareysi dheer siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in maamul goboleedyada dalka ka jira ku qaldan yihiin sida ay cadaadiska u saareen dowladda federaalka ah. “Marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miino Ku Qaraxday Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah Warar goor dhow ay heshay Goobjoog News, ayaa sheegaya in Miino ku aasneyd ay ku qaraxday gaari Homey ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo marayey Tuulada Daniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas “Dalka Waxaa Gacanta Ku Haya Dowlad Goboleedyada” Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda dhexe kaligeed aanay xukumin dalka, islamarkaana kaliya ay ku ektahay Muqdisho, dalka intiisa kalena ay xukumaan maamul goboleedyada. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Khilaafka Siyaasadeed Ee Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Xildhibaannada aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa la filayaa iney ka doodaan arrimo la xiriira khilaafka siyaasadeed eek a dhex jira dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dalalka Gobolka Qaarkood Madaxweynaha dowladda fedaraalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago dalalka Gobalka qaarrkood, si uu taageero milatari uga helo. Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliyaha Booliiska Puntland Oo Dhaawacay Ku Xigeenkiisa Taliye ku xigeenka Booliska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday taliyaha booliska Puntland C/qadir Shire Faarax Ereg, oo isagu rasaastaasi u waday sida la sheegay guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Ku Casuumay Madaxda Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga soo qeybgalayaan shir wadatashi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Catalonia Oo Sheegay In Xukunkiisa Uusan Hoos Tageyn Spain Hogaamiyaha Catolonia Kaarlis ayaa sheegay in uusan aqbaleynin in maamul goboleedka Catolia uu hoostago xukuumadda Spian. Kaarlis ayaa arrintaani ku tilmaamay inay tahay weerarkii ugu xumaa oo ay la kulmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Iyo Putin Oo Kawada Hadlay Horumarinta Xiriirka Labada Wadan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa waxay ka wadahadleen xiriirka labageesoodka ee ka dhaxeeya labada dal, sidoo kale waxay soo hadal qaadeen arrinta Suuriya. Ilo…