2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Waxay Ogaan Doonaan In Shacabka Soomaaliyeed Ay Leeyihiin Geesiyaal” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iyo ambabax ku aaddan…
2 daqiiqo Sheeko:War Aasaasaha Shirkadda Apple oo Sameeyay Website Waxbarasho oo Gaar u ah Dhinacyada Kala Duwan ee Teknoolajiyadda Steve Wozniak oo ah ninkii ay wada aasaaseen shirkad Apple Steve Jobs oo ay marwada aasaaseen shirkadda Apple, ayaa ku dhawaaqay inuu sameeyay website cusub oo lagu baranayo teknoolajiyadda kaaso oo loo bixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: 7 Maalin Kadib, Shacabka Oo Isticmaalaya Isgoyska Zoobe Ee Muqdisho Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si caadi ah waxay u isticmaalayaan Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasi oo 7 maalin aysan isticmaalin dadka, kadib qaraxii ka dhacay isgoyskaasi. Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Oo Eedeyn u Jeediyey Dowladda Federaalka Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana dhanka kale looga hadlay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ololaha Doorashada Oo Si Rasmi Ah u Bilowday Deegaannada maamulka Somaliland waxaa si rasmi ah uga bilowday ololaha doorashada ee maamulkaasi, iyadoo xisabiyadu ay shacabka ka raadin doonaan taageero badan. Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Khaatumo Oo Kala Saxiixday Heshiis Cusub Maamullada Somaliland iyo Khaatumo ayaa mar kale waxay kala saxiixdeen heshiis ka kooban dhowr qodob, kaasi oo daba socda heshiisyadii ka dhacay Jabuuti iyo Hargeysa. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Sacad…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Baarlamaanka Ee Uu Ka Qeybgali Lahaa Madaxweyne Farmaajo Oo Baaqday Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dib u dhac uu ku yimid kulan maanta oo Sabti ah ay si wadajir ah isugu imaan lahaayeen xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanka Hoosingow Ee Gobolka Jubada Hoose Degmada Hoosingoow ee gobolka Jubbada Hoose waxaa laga cabsi qabaa in dadku ay u dhintaan biyo la’aan baahsan oo halkaasi ka jirta. Guddoomiyaha deegaankaasi ee maamulka Jubbaland Cabdixakiin Maxamed Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Gacanta Lagu Dhigay Dad Lala Xiriirinayo Qaraxii Zoobe Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay dad lala xiriirinayo qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Dadweynaha Oo Dib Uga Howl Bilaabay Isgoyska Zoobe Saakay oo Sabti ah waxay gaadiidka dadweynaha dib u isticmaalayaan Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kadib qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyskaasi. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News oo soo maray…