2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Amniga: “Ma jiraan masuuliyiin loo diiday gelidda garoonka, balse waxaa la diiday jebinta habraaca amniga ee garoonka” Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soosaartay qoraal rasmi ah oo ay ku faahfaahinayso nidaamka amniga ee Garoonka Diyaaradaha ee Aadan-Cadde, ka dib markii lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Booliska Kenya oo Faahfaahin ka Bixiyay Xarigga Naasir Cige iyo Eedaymaha loo Haysto Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay xarigga Naasir Cige oo ah 37 jir haysta dhalashada dalalka Soomaaliya iyo Australia, kaas oo laga qabtay garoonka diyaaradaha…
4 daqiiqo Sheeko:War BURBURINTA XUDUUDIHII GUMAYSIGA: DANTA AFRIKA IYO MIDNIMADA UMMADDA SOOMAALIYEED WQ: Muxyadiin Xuseen Ciid Hordhac Afrika waa qaarad ay gumaysigii reer Yurub u sameeyeen xuduudo aan ku dhisnayn taariikh, dhaqan, qowmiyad, luqad ama rabitaanka bulshooyinka degganaa. Xuduudahaas, oo si qasab…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Ruto oo ku dhawaaqay xilliga Kenya ay fureyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay go’aan taariikhi ah oo dib loogu furayo xadka magaalada Mandheera ay la wadaagto Soomaaliya bisha Abriil ee sannadkan. Talaabadan ayaa looga golleeyahay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Maraykanka oo Muwaadiniinteeda uga Digtay Safarka Soomaaliya Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa markale soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinteeda, iyadoo si cad ugu amartay inay ka fogaadaan u safridda dalka Soomaaliya. Digniintan oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya oo lagu eedeeyay inay i qarsoodi ah u tababarto fallaagada RSF-ta Suudaan, iyadoo Imaaraadku taageerayo Warbixin baaritaan ah oo ay daabacday wakaaladda Reuters, isla markaana ay baahisay shabakadda Sudan Tribune, ayaa daaha ka rogtay in Dowladda Itoobiya ay martigelisay xero milatari oo qarsoodi ah, taas oo lagu tababarayo kumannaan dagaalyahanno ah oo ka tirsan Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee Suudaan (RSF).
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Mustaqbalka oo Shir Xasaasi ah ku Leh Hoyga Axmed Madoobe. Magaalada Muqdisho, gaar ahaan gudaha xerada Xalane, waxaa ka socda kulan xasaasi ah oo ay yeelanayaan xubnaha Golaha Mustaqbalka, kaas oo ka dhacaya hoyga uu halkaas ka degan yahay Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland oo Muqdisho soo gaaray Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, iyagoo qeyb gali doonna shir xasaasi ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: 50 qof oo ka badbaaday diyaarad ku dhacday Garoonka Muqdisho Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku dhacday diyaarad ay leedahay shirkadda Star Sky, taas oo u socotay magaalooyinka Guriceel iyo Gaalkacyo. Diyaaradan oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hay’adda Teknolojiyadda Macluumaadka iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye oo saxiixay Heshiis Is-Afgarad si loo Xoojiyo Iskaashiga Isgaarsiinta Elektaroonigga ah Ankara, Türkiye – 10 Febraayo 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa saxiixay Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada…