1 daqiiqo Sheeko:War War-Saxaafad: Soomaaliya oo soo dhoweysay dib-u-soo-laabashada Suudaan ee IGAD Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diiran u soo dhoweynaysaa go’aanka walaalaha Jamhuuriyadda Suudaan ay dib ugu soo celiyeen ka-qaybgalkooda buuxa ee urur-goboleedka IGAD, iyadoo Soomaaliya ay si gaar ah u…
3 daqiiqo Sheeko:War Xiisadda u dhaxaysa dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo mar kale cirka isku sii shareertay Xiisadda u dhexeysa dalalka deriska ah ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib is-dhaafsi hadallo kulul iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo isa soo tarayay bilihii u dambeeyay.
2 daqiiqo Sheeko:War Sucuudiga oo Markii ugu Horraysay Muddo 70 Sano ah Fasaxay Iibinta Khamriga Dawladda Sucuudiga ayaa qaaday tallaabo taariikhi ah oo wax weyn ka beddelaysa nidaamkii mudada dheer ka jiray dalkaas, iyada oo markii ugu horraysay tan iyo sannadkii 1952-kii oggolaatay in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka NISA oo Burburiyay Xarumihii ugu Muhiimsanaa ee Kooxda Shabaab ee Gobolka Jubbada Dhexe Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo dhinaca cirka iyo dhulka ah ka fuliyay deegaanka Arabow oo hoostaga magaalada Bu’aale ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka NISA oo Dilay Horjoogihii Maaliyadda al-Shabaab ee Gobolka Banaadir Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay in ay dileen Axmed Dhubbad Xiddig, oo loo yaqaannay Sheekh Aadan-Dheere. Horjoogahan oo kooxda Shabaab u qaabilsanaa dhinaca maaliyadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Mustaqbalka oo Canbaareeyay Dagaalka Baydhabo ayaa Baaq u Diray Dawladda Federaalka Baydhabo | 5 Febraayo 2026 – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa muujiyay walaac aad u xooggan oo ku aaddan dagaalka labadii maalin ee u danbeeyay ka socday magaalada Baydhabo, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaahira: Soomaaliya iyo Masar oo Xoojiyay Iskaashigooda Istaraatiijiyadeed Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta magaalada Qaahira kulan wadatashi ah kula yeesha dhiggiisa dalka Masar, Mudane Badr…
2 daqiiqo Sheeko:War Erdogan oo Si Cad u Diiday Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaalilaan ayaa Adkeeyay Midnimada Soomaaliya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si cad u diiday go’aanka Israel ay ku sheegtay inay ku aqoonsanayso Somaliland, isagoo ku tilmaamay mid si toos ah u dhaawacaya madaxbannaanida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal Culus oo Maalintii Labaad ka Socda Baydhabo iyo Isgaarsiintii oo Gebi ahaanba la Jaray Dagaal culus oo galay maalintii labaad ayaa saakay, mar kale, ka qarxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaas oo sababay khasaare naf iyo maal leh iyo in gebi ahaanba sababay in la gooyo isgaarsiinta magaalada.
1 daqiiqo Sheeko:War DEGDEG: Siciid Deni iyo Axmed-Madoobe oo soo Xaqiijiyey ka Qaybgalka Gogosha Madaxweynaha, kuna soo Wajahan Muqdisho Muqdisho (Goobjoog News) — Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in madaxweynayaasha dawladgoboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe), ay aqbaleen gogosha wadahadalka ee…