1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Sheegtay Inay Ka Jawaabi Doonto Haddii Mareykanka Uu Argigixso Ku Tilmaamo Al-xirsi Al-Thowri Iran ayaa ka digtay inay si awood leh uga jawaabeyso haddii Mareykanka uu ku daro ciidamada Loo yaqaano Al-xirsi Al- Thowri kooxaha argigixisada ah. Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Faah fahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii dambe ee maanta ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Goob jooge ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: 50 Jirka Soomaaliga Ah Ee Maanta Jooga Baaritaano dheer kuna aadan xogta 50 jirta Soomaaliga ah, ayaan warbixitaan ku soo bandhigi donaa, aniga oo ka fiirin doona saameynta xun iyo saameynta wanaagsan ee uu leeyahay, Xogtaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cirfiid Oo Kormeeray Bariire, Sh/hoose Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa maanta kormeer ku tagay degmada Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo maalmahan dambe ay weeraro xooggan ka geysteen…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Aan Wax Kulan Ah Yeelan Muddo Bil Ah Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya labadiisa aqal wax shaqo ah kama soconin maalmihii la soo dhaafay, arrintaas oo aan loo heyn sababo macquul ah. Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Shaqo Yari Soo Wajahday Beeraleyda Soo Saara Cusbada Waa shaqo adag oo culeyskeeda leh in biyaha badda laga sameeyo milix ama cusbada dhadhanka u yeesha raashinka, waxaase ka horreysa in uu qofka lacag helo. Waqti fog oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay In Khilaafkooda Degdeg Ku Xalliyaan Mid ka mida siyaasiyiinta Galmudug ayaa sheegay inaan loo dul qaada karin sii jiritaanka qilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda maamulka Galmudug. Daahir Shidane Cabdi ayaa sheegay in mudada uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Puntland Oo Sameeyay Howlgal Uu Ku Dhintey Naaquude Iiraan Ah Howlgalkaan ay fuliyeen ciidamada Booliiska iyo kuwa badda ee Puntland ayaa waxaa ku dhintey naaquude waday doon ay ciidamada soo qabteen, waxaana saarnaa 18 shaqaale oo u dhashay dalka Iiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay magaalada Boosaaso ka geysteen rag hubeysan oo illaa hadda la ogeyn cidda ay yihiin, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare…