12 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Dastuuri Ah Ee Dartood Loo Qaadacay Shirka Wasaaradda Dastuurka Wasaaradda dastuurka federaalka ee Soomaaliya ayaa Goobjoog News u xaqiijisay in shirkii looga hadli lahaa arrimaha dastuurka ee maanta lagu ballansanaa uu u baaqday sababo la xiriira cillad-farsamo ah. Tilaabadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Maxay Ka Tiri Shirka Dastuurka Ee Ka Furmaya Muqdisho? Maamulka Galmudug ayaa dhankooda waxay si gaar ah uga hadleen shirka Dastuurka ee ka furmaya magaalada Muqdisho oo maamul goboleedyada qaar ay diideen. Wasiirka Dastuurka ee Galmudug Maxamed Cabdi Colaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed “Shirka Dastuurka Kama Qeybgaleyno” Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in aysan kasoo horjeedin shirka arrimaha Dastuurka ee la filayo in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho, balse ay doonayaan in dib loo dhigo. Wasiirka Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Xildhibaan Ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo Qancinta Maamul Goboleedyada Mudane ka tirsan gollaha shacabka ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo u soo jeediyay inuu maamul goboleedyada ka qanciyo waxa ay tabanayaan. Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishey Rag Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney dishey rag ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab, kuwaasi oo muddo badan la baadigoobayey. Sarkaal u hadlay waaxda la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Diidmada Maamul Goboleedyada Ee Shirka Dastuurka Ay Dowladda Ku Tahay Fashil Siyaasadeed Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in fadhil ay ku tahay dowladda Federaalka diidmada maamul goboleedyada ee shirka Dastuurka, kaasi oo maanta lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Maxamed Maxamuud Caalim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump “Hal Shey Ayaa Lagu Hagaajin Karaa Tacaamulka Mareykanka Iyo Kuuriyada Waqooyi” Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in hal shey oo kaliya lagu hagaajin karo tacaamulka kala dhaxeeya Kuuriyada waqooyi,isaga oo tilmaamay in wadahadalladii dhexmaray isaga iyo Pyongyang aan laga gaarin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Madaxtooyada Magaalada Jiddah Oo La Dilay Kadib Weerar Hubeysan Oo Lagu Qaaday Madaxda Sacuudiga ayaa sheegay in labo askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dalkaasi la dilay,ka dib markii uu nin hubeysan uu weerar ku qaaday aqalka madaxtooyada ee ku yaallo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas oo Shaqadiisa Dib Ugu Fasaxay Taliye Ereg Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dib shaqadiisa ugu fasaxay Jeneraal C/qaadir Faarax Shire Ereg, taliyaha ciidanka Booliiska Puntland oo horey shaqo joojin loogu sameeyay. Warqad uu soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:War Qodobada Ay Labada Guddi Ee Dastuurka U Sababeeyeen Ka Qeyb-gal La’aanta Shirka Wasaaradda Dastuurka War Saxaafadeed ay soo saareen labada guddi ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb-galka shirka dastuurka berri oo…