1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Socda Brussels Oo Lacago Loogu Yaboohay Syria Ururada iyo dowladaha ka qeyb galay shirka ka furmay magaalada Brussels, kaasi oo looga arrinsanaayo xaaladda Syria ayaa lacag loogu yaboohay dalkaasi, waxaana lacagta ay gaaareysaa 6 Bilyan oo doolar,…
2 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Guddiga Abaaraha Ka hor Akhriyeen Golaha Shacabka Oo Dhameystiran Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa ah mid baahsan safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobabkii la filaayay 4-tii xilli ee la…
1 daqiiqo Sheeko:War Yuusuf-Garaad Cumar Axmed Yusug Garaad Cumar Axmed, wasiirka arrimaha dibadda: Waxaa uu ku dhashay Muqdisho 1960-kii, waxaa uu ku hadlaa English, French iyo Somali, mudadii u dhaxeysay 1992-2012-kii, waxaa uu ka shaqeyn jiray…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa Sheegay Inuu Ka Qeyb Qaatay Dhib u Dhiska Suuqyada Magaalda Baleweyne. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan mudane Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda uu si wanaagsan uu uga qeyb qaatay dib…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyey Mooshin Ka Dhan Ah Heshiiskii Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka 20 xildhibaan ayaa maanta golaha shacabka horkeenay mooshin ka dhan ah dalka Imaaraadka iyo saldhigga militari ee ka saxiixday maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland. Xildhibaannada golaha shacabka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ugu Yaraan 5 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga xarumaha wasaaradaha ciyaarada iyo amniga ee dowladda Soomaaliya. Gaari laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan, islamarkaana gaari loo adeegsaday ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga xarunta wasaaradda amniga ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Ka Hadashay Diyaarado Lagu Baaray Wajeer Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta ka dambeysay Labo diyaarad oo ku wajahnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo loo leexiyey dhanka magaalada Wajeer si loo baaro.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Sheegtay 12 Caqabad Oo Hor Taagan Qabsoomidda Doorasho Qof Iyo Cod Ah 2020-ka Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa sheegtay caqabadaha hor-taagan in doorasho qof iyo cod ah ka dhacdo Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Dad Ka Badan 100 Qof Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dad ka badan 100 qof oo uu Todobaad gudahiisa uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, iyadoo ay jiraan dad cudurkaasi u…