1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ololaha LoveArmyForSomalia Oo Shirkadda Turkish Airlines Ku Keenay Raashiin Gargaar Ah Ololaha LoveArmyForSomalia ayaa maanta Turkish Airlines ku keenay illaa 60 tonnes oo gargaar cunto ah, ololaha waxaa sameeyay Jerome Jarre oo ah Faransiis deggan dalka Mareykanka. Shirkadda Turkish Airlines ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Laga Dhisayo Dekad Xoolaha Laga Dhoofiyo Tan Ugu Weyn Bariga Afrika Dowladda DJabuti ayaa wado qorshe ay dekad uga dhisayaan duleedka magaalda DJubouti ee caasimadda waddankaasi, taasi oo loogu talo galay in laga dhoofiyo xoolaha nool, waxaa loo suuq geyn doonnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiraal Faarax Qarre: Wax Ha Laga Qabto Maraakiibta Sharci Darrada U Kalumeysata Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliya ayaa Dowladda ka dalbaday in ay wax ka qabato maraakiibta Iyo doomaha sida Sharci Darada ah uga kalumeysta xeebaha Soomaliya. Admiraal Faarax Qarre, Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga: Waxaan La Imaanayaa Qorshe Lagu Sugayo Amniga Guud Ee Dalka Wasiirka cusub ee wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow oo maanta xilkaasi la wareegay ayaa sheegay in degdeg wax uga qaban doono amniga guud ee dalka, islamarkaana waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Oo Ka Aragti Dhiibtey Ciidamada Itoobiya Ee Ka Baxay Ceelbuur Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey ciidamada Itoobiya ee maalintii shalay ahayd isaga baxay degmada Ceelbuur ee gobolkaasi. Dadkaan qaarkood waxay sheegeen in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan oo u dhaxeeya Labo beel oo walaalo ah. Dagaalkan ayaa ka socda Tuulada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Ka Warbixiyey Doon Lagu Soo Qafaashay Koonfurta Mudug Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay doon la sheegay in lagu soo qafaashay Koonfurta Mudug, taas oo laga soo qafaashay xeebaha degmada Xarardheere xilli ay ku wajahneyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug Oo Iska Dhex Magacaabay Labo Guddi Guddiga doorashada maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa iska dhex magacaabay Labo guddi oo muhiim u ah howlaha shaqo ee guddigaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug: Madaxda Ahlu-sunna Wey Isku Soo Sharixi Karaan Xilka Madaxweynaha Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiinta maamulka Galmudug, Cismaan Maxamed Socdaal oo warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa sheegay in maamulkooda u madax bannaan yahay doorasho madaxweyne uu yeesho maamulku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Lagu Eedeeyey Iney Diideen Bixinta Canshuuraha Maamulka degmada Shangaani ee gobolkan Banaadir ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iney diideen bixinta Canshuurta guryaha. Guddoomiyaha degmadaasi C/qaadir Maxamed C/qaadir oo u waramay Goobjoog News,…