2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Arbacada Ka Qeyb Galaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Faraamjo ayaa lagu wadaa in arbacada soo socota uu ka qeyb galo shir madaxdeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya dalka Urdun. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Lubnaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Waddo Loogu Magac Daray Dr Kadare Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, taasoo loogu magac daray Dr.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Baarlamaanka Oo Isku Raacay Xubnaha Guddiga Doorashada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Isniin ah isku raacay in guddiga doorashada madaxweynaha ay noqdaan 11 xubnoo oo baarlamaankaasi iska soo dhex xulay. Gudoomiyaha baarlamaankaasi Cali Gacal Casir ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Xukuumadda Kheyre Iyo Xildhibaannada Diiddan Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka argti dhiibtay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale xildhibaannada ka tirsan golaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mayow “Golaha Wasiirada Waxaa Lagu Soo Dhisay Wadatashi La’aan” Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre aanu xildhibaannada kala tashan wasiiradii uu ku dhowaaqay 21-kii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishay Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney dishay dagaalyahanno ka tirsan Xarkada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamadooda ka fuliyeen gobolka Jubada Hoose. Joseph Owuoth oo ah sarkaal u hadlay ciidamada difaaca Kenya…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Baaqii Nairobi Ee Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Ay Saxiixeen Madaxda IGAD Madaxda dowladaha ku jira urur goboleedka IGAD ayaa todobaadka baaq ku saabsan arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ku gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Baaqan oo ah mid taariikhi ah, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Farmaajo Oo Codsi u Diray Xildhibaannada Baarlamaanka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka in codka kalsoonida ah ay siiyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif “Ma Burburin Wadahadallada Aan La Leennahay Somaliland” Madaxweynaha maamulka Khaatumo Satate, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka warbixiyey wadahadallada maamulkiisa uu kula jiro maamulka Somaliland, isaga oo waxbo kama jiraan ku sheegay in uu burburay wadahadalladaasi. Waxa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Idaacadda Maandeeq Oo Hirgelisay Barnaamijka Bar Ama Baro (Sawirro) Idaacadda waxbarashada dalka ee Maandeeq FM oo qayb ka ah Goobjoog Media Group ayaa waxay bilowday olole waxbarasho kaasi oo wax lagu baraayo caruurta aan awoodin inay iska bixiyaan kharashaadka…