1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Cambaareysay shaqaale Gargaar Oo Lagu Dilay K/Sudan Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay dil loogu geestay 6 qof oo u shaqeyneysay hay’adaha caalamiga ah, kuwaas oo lagu dilay waddanka Koofurta Suudaan,waxaan geestay kooxo hubaysan oo heybtooda aan lagaranaynin. Maadaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In La Meelmariyo Xukuumadda Kheyre Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meelmariyaan xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dacwadaha Loo Haysto Wariye Coldoon Xeer Ilaalinta maamulka Somaliland ayaa soo bandhigtay dacwadaha loo haysto wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bishii hore ee February lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Qoraalkaan kasoo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Direy Xafiiska QM Ee B/weyne Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa dhaliil ka muujiyey xiriirka wada shaqeyn ee u dhaxeeya maamulka Hirshabelle iyo xafiisyada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Casir Oo Goobjoog Uga Waramay Arrimo La Xiriira Doorashada Galmudug Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo maanta wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashada madaxweynaha Galmudug, khilaaf laga dhex sheegay xildhibaannada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Qof Rayid Ah Ku Dilay Magaalada Jowhar, Waa Markii 3aad Muddo 2 Sano Ah Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu halkaas ku dilay qof rayid ah, isla markaana uu dhaawacay gabar marxuumka la dhalatay. Dhacdadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Arday U Dhashay Dalka Ingiriiska oo Soo Saaray Khalad ka dhacay Khubarada NASA Arday dhigta iskuul ku yaalla dalka Ingiriiska ayaa helay khalad ka dhacay khubarada wakaaladda Cirbixiyeennada Mareykanka ee NASA, kaas oo ku saabsanaa akhrinta jadwalka saldhigga NASA ee lagala socdo hawada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qodob Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka Ku Diiddan Yihiin Xukuumadda Khayre Xildhibaanno 105 ah oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sabtidii cabasho ka gudbiyay xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Khayre, kooxdan oo diidan qaab dhismeedka xukuumadda la magacaabay ayaa mooshin u gudbiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Human Rights Watch Oo War Kasoo Saartay Soomaalidii Lagu Laayey Badda Yemen Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa si kulul waxay uga hadashay Soomaalidii 16-kii bishan March 2017, lagu laayey badda Yemen. Sara Liya Waytsin, oo ah agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Sool Rag hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxa ay Labo ruux ugu dileen degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Fiidkii xalay ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay shaqsi magaciisa lagu sheegay Jaamaca Cabdi…