1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Marka Ee Sh/hoose Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay illaa habeen hore ay ka dhacayeen dagaallo qaab beeleed u abaabulan. Maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Somaliland Ah Oo Habmalyo iyo Talo Soo Jeedin Udiray Ra’isul Wasaare Kheyre Aadan Axmed Cilmi “Dhoolayare” oo horey uga soo noqday Somaliland wasiirka Cadaaladda ayaa waxa uu soo dhaweeyay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo shacabka Soomaaliyeedna ugu baaqay iney la shaqeeyaan.…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Farmaajo oo Farriin Ku aaddan Ra’isul Wasaaraha u Diray Shacabka iyo Xubnaha Baarlamaanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa Farriin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo Xubnaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay xulashadiisa ra’isul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Qaadacay Xaflad Sanadeedka Weriyeyaasha Aqalka Cad Madaxweynaha dalka Marykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan ka qeyb galeyn xafladda casho sanadeedka taasi oo ay qabsanayaan weriyeyaasha aqalka cad, waxaana la qaban doonaa xafladdaan 29 bisha Abril ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddanka Syria Oo Ay Ka Dhaceen Qarxyo Ay Dad Ku Dhinteen. Magaalada Ximsa ee waddanka Syria waxaa ka dhacay labo qarx oo waaweyn kuwaas oo lala beegsaday xarun amni oo ku taalo magaalada Ximsa. Qaraxyadaan ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Sacuudiga Oo Lix Mashruuc Ka Fulin Doonta Soomaaliya Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya ayaa madaxweynaha Soomaaliya u ballan-qaaday illaa lix arrin oo muhiim u ah dowladnimada. Sacuudiga waxaa ballan-qaaday: Kabidda miisaaniyadda Soomaaliya. Dhismaha xarumaha ay Ku shaqeeyaan dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay 5 Guddi iyo Labo Habdhowre oo uu Yeelanayo Golaha Golaha Aqalka Sare oo maanta iskugu yimid kalfadhigoodii Koowaad kulankiisii Lixaad ayaa maanta waxay Ansixiyeen Labo Hab-dhowre oo rasmi ah iyo 5 guddi oo Kumeelgaar ah. Kulanka maanta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Marka Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ka socda magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha magaalada marka Xasan Cumar oo u waramay Goobjoog News, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Bari Oo Sheegay In La Jir Dilay Maxaabiis Dil Lagu Xukumay Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda 7 dhalinyaro ah oo horey maamulka Puntland dil ugu xukumay. Waxa uu sheegay nabadoonka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Maxkamadeynta Labo Wariye Oo Ku Xiran Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Maxkamadeynta Labo wariye oo Todobaadkii hore maamulka Somaliland ku xirey magaaladaasi.…