2 daqiiqo Sheeko:War Waxa uu Haystaa 15 Shahaado Jaamacadeed, Mid Ka Mid ahna Kuma Shaqeysto!!! Dadka qaar ayaa waxay aaminsan yihiin in shakhsiga shahaadooyinka ugu badan haystaa uu yahay, canuga yar ee mucjisada ah ee helay darajooyinka ugu sarreeya ee imtixaanka garaadka dunida, ama uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sisinta Oo Laga Dareemayo Dhaqdhaqaaq Ganacsi Oo Weyn Ganacsatada dhoofisa sisinnta ayaa waxay sheegeen inay ka helaan macaash faro badan kuwaas oo xusay inay ka faa’idaan qarash faro badan. Sisinta ayaa waxay ka mid tahay dalagga ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib u Furaya Waddooyinkii Loo Xirey Doorashooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ku amray guddoomiyeyaasha degmooyinka in ay furaan dhammaan waddooyinka loo xirey doorashooyinka iyo sidoo kale caleema saarkii madaxweyne Farmaajo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Ingiriiska oo Heshiisyo Dhanka Shaaha iyo Ubaxa ah La Galeysa Dalka Kenya Dowladda Ingrisiisk aayaa heshiisyo dhanka Shaaha iyo Ubaxa ah la galeysa dalka Kenya, kadib marka uu dhameystirmo tallaabooyika ugu dambeeyay ee Ingiriisku uga baxay Midowga Yurub oo hadda socda. Nick…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ganacsiga Ay Soomaalidu Ku Leedahay Koofur Africa Oo Xiran Qaar ka mid ah ganacsiga Soomaalida ay ku leeyihiin magaalada Perotoria ee caasimadda waddanka Koofur Africa ayaa xiran ka dib markii ay halkaas ka dhaceen weeraro . Mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaar Uga Soo Barakacay Baay Iyo Sh/hoose Oo Soo Gaarey Duleedka Muqdisho Kumanaan ruux oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobollada Baay Iyo Shabellaha Hoose ayaa maanta soo gaaray deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. C/raxmaan Axmed Cali Garyare, guddoomiyaha Garasbaaley oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Bilowday Magaalada Marka Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya beello magaaladaasi wada deggan. Xaafado ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhigii 62-aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Furmay Kalfadhigii 62 aad ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta golaha ee caasimadda maamulka Somaliland ee Hargeysa. Kulanka Golaha Guurtida ee maanta ayaa ahaa Furitaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Ra’isul Wasaare Kadib, Liiska Iyo Tirada Wasaarado Ay Tahay In Aanuu Magacaabin Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre 16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir kasta marka la magacaabo waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Wariye Coldoon Iyo Agaasimaha Talefeshinka Start Oo Maanta La Maxkamadeynayo Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay kasoo muuqdaan Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo sidoo kale agaasimaha Tv-ga Star, Maxamed Baashi Xaaji Xasan.…