1 daqiiqo Sheeko:War Axmed Madoobe: Baarlamaanku Haku Ixtiraamo Madaxweynaha Go’aanka uu Ku Xushay Ra’isul Wasaare Kheyre Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo Khamiistii kulan la qaatay xildhibaannadii dowladda federaalka ugu jiray Jubbaland ayaa xildhibaannada u sheegay iney la shaqeeyaan ra’isul wasaaraha cusub ee la magacaabay go’aanka madaxweynahana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Shaqaale ka Tirsan Save The Children oo Al-Shabaab ay Ku Afduubteen Gobolka Hiiraan Saddex ka tirsan shaqaalaha howgallada caafimaad ee hay’adda Save The Children ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa al-Shabaab ku afduubteen gobolka Hiiraan, kadib markii ay jidka u galeen. Maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqorka Sucuudiga oo Ballanqaaday Inuu Garab Istaagi Doono DFS Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Boqorka Suucidiga boqor Salmaan Binu Cabdicasiis. Intii kulanku uu socday ayaa laga wadahadlay xiriirka labada waddan iyo waxyaabihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Boqortooyada Sacuudiga Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa gaaray caasimadda boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyad waxaana Airportiga Boqor Khaalid ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay amiirka gobolka Riyaad Amiir Faysal Bin Bandar Bin Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo Soo Dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Cusub War-saxaafadeed ay saareen dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Wadaxweyne Farmaajo uu maanta u magacaabay xilkaas. Madaxweyne Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ra’iisul Wasaaraha Cusub Waa Nin Kasoo Bixi Kara Shaqada Loo Igmaday War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu soo dhoweeyey magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Maamulka ayaa sheegay in mas’uulkan ay u arkaan inuu yahay shaqsi kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Codsaday Baarlamaanka Federaalka Ansixinta Ra’iisul Wasaarihiisa Cusub Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo gelinkii hore ee saakay soo magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa ayaa ugu baaqay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iney codka kalsoonioda ah siiyaan Ra’iisul wasaaraha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland: Waa La Tooganayaa Maxaabiista Aan Ka Hayno Al-shabaab Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in la toogan doono dagaalyahannada ay ka hayaan Al-shabaab, sidoo kalena sharci hor leh laga soo saaray sugista amniga guud ee…
3 daqiiqo Sheeko:War Ra’isul Wasaarihii Twitter-ka Soomaliya waa ay ku cusbeed in Ra’isul Wasaare la magacaabay laga ogaado baraha bulshadda, taasi waxa ay dhacday saakay markii madaxweyene Maxamed Abdullahi Farmaajo barahiisa Facboogga iyo Twitter-ka uu u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Cali Kheyre: Waan Aqbalay Xilka Ra’isul Wasaare ee La ii Magacaabay Xasan Cali Kheyre oo saaka madaxweyne Farmaajo u magacaabay Ra’isul wasaaraha Cusub ee dalka ayaa sheegay inuu magacaabistiisa ogolaaday, isla markaan haddii la ansixiyo uu soo dhisi doono dowlad ay…