1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Oo Ku Qulqulaya Xarunta Doorashada Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xubnaha ka socda beesha caalamka iyo marti sharafta kale ayaa haatan waxay ku qulqulayaan xarunta doorashada madaxweynaha oo ku dhow garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaalinta Haweenka iyo Dhalinyarada Ku Jira BFS ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee mudada 4 sano ah ee soo aaddan, iyadoo isha lagu hayo Haween iyo dhalinyaro si xoog leh u soo galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada 22-ka Musharrax Ee uTaagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dalkaan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota. Xilka madaxweyne waxaa markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay howlgallo ka wadaan inta u dhaxeysa deegaannada Sarkuusta iyo Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho, kaasi oo amniga lagu sugayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Weerartay Hoteel Ku Yaalla Magaalada Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen hoteel ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Hoteelka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Oo Maanta Ka Dhacaysa Muqdisho Maanta oo ay ku beegan tahay 8-da February 2017, xildhibaannada baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxay dooran doonaan madaxweynaha dalka hoggaamin doona 4-ta sano ee soo socota. 22 musharrax madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Dheeraad Ah Oo Lagu Arkayo Waddooyinka Muqdisho Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Muqdisho lagu arkyaa ciidamo badan oo loogu talogalay iney sugaan amniga guud ee Muqdisho, kuwaasi oo ku sugan laamiyada magaalada. Ciidamadan ayaa adkeynaya ammarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Madaafiic Xalay Kusoo Dhacday Xaafado Ka Tirsan Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helaya madaafiic habeenkii xalay ahaa kusoo dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaafiicdan ayaa lasoo sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Hoobiyeyaal Iyo Rasaas Ka Dhacaya Muqdishu Hoobiyeyaal aan la garaneyn meel laga soo tuurey ayaa goordhaw kusoo dhcay xaafada Ku dhaw Airportiga Aden Cadde. Dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa goobo badan, iyadoo aan sidoo kale la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab uu ka socdo duleedka degmada Mahadaay ee gobolkaasi. Dagaalkaan ayaa la…