2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Ka Tanaasulay Musharraxnimadiisa Madaxweyne Senator C/raxmaan Faroole oo kamid ahaa musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow oo maanta ah ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay ka qeybgalka tartanka doorashada madaxweynaha. Faroole ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Golaha Aqalka Sare ee BFS oo Lasoo Dhameystiray Doorashada xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lasoo dhameystiray, kadib markii la doortay Labadii Xubnood ee ka harsanaa Golaha. Labada Kursi ee harsanaa ayaa waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Fasaxday Shaqaalaheeda Iyo Kuwa Gaarka Ah Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Maanta oo Talaado ah iyo Berri oo Arbaco ah ay fasax yihiin shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale kuwa gaarka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Knesset-ka Israel oo Meel Mariyay Mashruuc Sharci oo Deegaanno Cusub looga Dhisayo Dhulka Falastiin Knesset-ka Israel ayaa meel mariyay mashruuc sharci oo lagu dhisayo Kumanaan Unug-deegaan Daanta-galbeed ee Falstiin. Qaanuunkan ayaa ah mid lagula wareegayo dhul cusub oo Falastin ah, Israel ayaana markii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo Maanta Lasoo Dhameystirayo Doorashada xubnihii ka harsanaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeynayaa magaalada Muqdisho. Guddiga doorashooyinka ayaa noo xaqiijisay in maanta la soo afjarayo doorashada xubnihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose Oo Gaadiid Usoo Dirtey Dadka Ka Dhoofaya Muqdisho Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta gaadiid nooca dadweynaha ah usoo dirtay dadka doonaya iney ka dhoofaan magaalada Muqdisho oo waddooyinka ay ku xirmeen. Wadada Makka Al-mukarrama iyo waddooyin kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Xiran Ee Muqdisho Oo Sameeyey Ganacsigii Magaalada Maanta oo Talaado ah waxaa hirgalay ammarkii maamulka gobolka Banaadir ee lagu xirayey waddooyinka magaalada Muqdisho illaa maalinta berri oo Arbaco ah, iyadoo waddooyinka xiran ay saameeyeen ganacsigii magaalada. Suuqayada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Oo La Mamnuucey Maalinta Doorashada Dowladda Soomaaliya oo hawada oo maanta dhaqangelisey gadiidka dhulka ayaa arbacada ku darey gaadiidka hawada iyo iney aaney diyaarad soo deign, kicinna, sida uu sheegey wasiirka gaadiidka. Wasiirka ayaa Xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho oo Maanta Xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaqan gelisay amar ay ku xireyso isku socodka gaadiidka waddooyinka Muqdisho oo muddo Labo cisho ah Soconeysa. Ciidamda dowladda Soomaaliya ayaa xiray waddooyinka waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Booliiska Oo Qabtey Dhallinyaro Ku Eedeysan Burcadnimo Taliye ku xigeenka saldhigga Booliiska ee degmada Cadaado Cumar Macallin Cali oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen degmadaasi ay kusoo qabteen 8 dhallinyaro ah…